{"id":149135,"date":"2020-07-31T10:04:10","date_gmt":"2020-07-31T07:04:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149135"},"modified":"2020-07-31T10:04:10","modified_gmt":"2020-07-31T07:04:10","slug":"trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/","title":{"rendered":"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149136\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1160\" height=\"773\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg 1160w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1160px) 100vw, 1160px\" \/>Xubnaha sarsare ee xisbiga Jamhuuriga ayaa waxay ka soo horjeedsadeen soo jeedintii madaxwayne Donald Trump ee ahayd in dib loo dhigo doorashada Mareykanka ee bisha November.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha aqlabiyada aqalka Sanetka Mitch McConnell iyo hogaamiyaha xubnaha laga tirada badan yahay Kevin McCarthy ayaa labaduba ka soo horjeedsaday fikirka ah in doorashada dib loo dhigo.<\/p>\n<p>Mr Trump awood uma laha in uu doorashada dib u dhigo, maadaama dib u dhig kasta oo dhaceysa ay tahay in Kongareska ay ansixiyaan.<\/p>\n<p>Madaxwayne Trump ayaa sabab uga dhigay baaqiis dib u dhigidda in ku codeynta boosatada ay sababi karto wax sidabamarin.<\/p>\n<p>Ma jirto ilaa iyo imika cadeyn uu Trump uu u hayo in doorashada haddii la qabto ay wax-isdabamarin dhaci karto.<\/p>\n<p>Madaxda gobolada ayaa doonaya in codeynta ay u dhacdo qaab boostada ay dadka ku soo codeynayaan sababo al xiriira feyriska Corona.<br \/>\nQaabkee xisbiga jamhuuriga uga falceliyeen?<br \/>\nSanatar McConnell ayaa sheegay in waligeed aysan dhicin in doorashada Mareykanka dib loo dhigo.<\/p>\n<p>\u201cWaligeed taariikhda dalkan iyada xitaa ay jiraan dagaalo, caqabado iyo dagaal sokeeye dib looma dhigin doorashada waqtigeeda, ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaan heleynaa qaab aan u sameyno doorashada 3 november,\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Sanatar Lindsay Graham oo aad u taageera madaxwayne Trump ayaa yiri\u201dma ahan fikir wanaagsan\u201d.<\/p>\n<p>Hasa yeeshee xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Pompeo ayaa diiday in arrintan uu ka hadlo.<br \/>\nQaabkee xisbiga jamhuuriga uga falceliyeen?<br \/>\nSanatar McConnell ayaa sheegay in waligeed aysan dhicin in doorashada Mareykanka dib loo dhigo.<\/p>\n<p>\u201cWaligeed taariikhda dalkan iyada xitaa ay jiraan dagaalo, caqabado iyo dagaal sokeeye dib looma dhigin doorashada waqtigeeda, ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaan heleynaa qaab aan u sameyno doorashada 3 november,\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Sanatar Lindsay Graham oo aad u taageera madaxwayne Trump ayaa yiri\u201dma ahan fikir wanaagsan\u201d.<\/p>\n<p>Hasa yeeshee xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Pompeo ayaa diiday in arrintan uu ka hadlo.<\/p>\n<p>Trump dib ma u dhigi karaa doorashada?<br \/>\nDonald Trump awood uma laha inuu dib u dhigo doorashada dhaceysa bisha November, isagoo aan taageero buuxda ka heysanin Aqalka Wakiillada, oo ay aqlabiyad ku leeyihiin xisbiga isaga kasoo horjeeda ee Dimuqraaddiga.<\/p>\n<p>Marka ugu horreysaba waa in go\u2019aanka dib u dhigista ay ansixiyaan Congress-ka. Haddii uusan madaxweynuhu taas horay usii ogeyn, waa hubaal inuu hadda qof u sheegay.<\/p>\n<p>Dastuurka la ansixiyay sanadkii 1845-kii wuxuu dhigayaa in doorashada madaxweynaha Mareykanka ay ku beegan tahay Talaadada ku xigta Isniinta ugu horreysa bisha November, afar sano oo kasta kaddib \u2013 doorashada hadda xigtana way ku aaddan tahay 3-da November, 2020-ka.<\/p>\n<p>Taas in wax laga baddalo waxay u baahan tahay inay ansixiyaan Aqalka Congress-ka ee ay aqlabiyadda ku leeyihiin xisbiga Dimuqraaddiga iyo waliba Aqalka Senate-ka ee ay maamulaan xisbiga Jamhuuriga.<\/p>\n<p>Suurtagalnimada in tallaabo loo qaado dib u dhigista doorashada aad bay u adkaaneysaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha sarsare ee xisbiga Jamhuuriga ayaa waxay ka soo horjeedsadeen soo jeedintii madaxwayne Donald Trump ee ahayd in dib loo dhigo doorashada Mareykanka ee bisha November. Hogaamiyaha aqlabiyada aqalka Sanetka Mitch McConnell iyo hogaamiyaha xubnaha laga tirada badan yahay Kevin McCarthy ayaa labaduba ka soo horjeedsaday fikirka ah in doorashada dib loo dhigo. Mr Trump [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha sarsare ee xisbiga Jamhuuriga ayaa waxay ka soo horjeedsadeen soo jeedintii madaxwayne Donald Trump ee ahayd in dib loo dhigo doorashada Mareykanka ee bisha November. Hogaamiyaha aqlabiyada aqalka Sanetka Mitch McConnell iyo hogaamiyaha xubnaha laga tirada badan yahay Kevin McCarthy ayaa labaduba ka soo horjeedsaday fikirka ah in doorashada dib loo dhigo. Mr Trump [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-31T07:04:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"773\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/\",\"name\":\"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-31T07:04:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg\",\"width\":1160,\"height\":773},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada - Wardoon","og_description":"Xubnaha sarsare ee xisbiga Jamhuuriga ayaa waxay ka soo horjeedsadeen soo jeedintii madaxwayne Donald Trump ee ahayd in dib loo dhigo doorashada Mareykanka ee bisha November. Hogaamiyaha aqlabiyada aqalka Sanetka Mitch McConnell iyo hogaamiyaha xubnaha laga tirada badan yahay Kevin McCarthy ayaa labaduba ka soo horjeedsaday fikirka ah in doorashada dib loo dhigo. Mr Trump [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-31T07:04:10+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":773,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/","name":"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg","datePublished":"2020-07-31T07:04:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/download-1.jpg","width":1160,"height":773},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-laga-diiday-in-dib-loo-dhigo-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump Oo laga diiday In Dib Loo Dhigo Doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149135"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149137,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149135\/revisions\/149137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149136"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}