{"id":149155,"date":"2020-08-01T22:54:46","date_gmt":"2020-08-01T19:54:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149155"},"modified":"2020-08-01T22:55:04","modified_gmt":"2020-08-01T19:55:04","slug":"xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/","title":{"rendered":"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa sababtay keentay xil-ka-qaadistii galabta lagu sameeyey xoghayihii ku meel gaarka ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, kaas oo xilkan loo magacaabay todobaadkii hore.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wardoon u sheegay in sababta xilka looga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Caato) ay la xariirto xad-gudub galabta lagula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ah ragii sida aadka ah ugu dhawaa Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Yaxye Cali Hareeri oo watay gaari kuwa aysan xabadu karin ah ayaa maanta hooygiisa ugu tegay Xasan Cali Kheyre, waxaana markii uu ka soo laabtay lagu celiyey afaafka hore ee madaxtooyada.<\/p>\n<p>Yaxye Hareeri waxaa la sheegay in askar ka amar qaadaneysay Cabdirasaaq Xuseen ay gaarigiisa isku geedaameen, isla markaana ay ku amreen in asaga iyo darawalkiisaba ay ka degaan, iyagoo sidaas ula wareegay gaarigii Hareeri.<\/p>\n<p>Xildhibaano iyo siyaasiyiin aad uga carooday arrintaas ayaa u tagay Madaxweyne Farmaajo, iyagoo u sheegay in aanay u dulqaadan doonin hab-dhaqanka lagula kacayo raggii la shaqeyn jiray Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Si gaar ah waxaa la sheegay in xubnahaasi ay madaxweynaha uga cabteen hab-dhaqanka Cabdirasaaq Xuseen oo loo yaqaano (Cabdirasaaq Caato) oo ahaa xoghayaha KMG ah ee xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, kaas oo ay sheegeen in uu baacsi joogto ah ku hayo ragii lasoo shaqeeyey Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Kheyre.<\/p>\n<p>Isla galabtaba Madaxweyne Farmaajo waxa uu la xariiray sii hayaha xilka Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo uu ka dalbaday in Cabdirasaaq Caato uu si deg deg ah u bedelo.<\/p>\n<p>Durbadiiba Mahdi Cuuleed ayaa sidaas xilkii uga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Cabdirasaaq Caato) isagoo si ku meel gaar ah xoghayaha xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ugu magacaabay Cabdiraxmaan Mucaawiye oo horay u ahaa ku-xigeenka xoghayaha joogtada ee xafiiskaaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa sababtay keentay xil-ka-qaadistii galabta lagu sameeyey xoghayihii ku meel gaarka ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, kaas oo xilkan loo magacaabay todobaadkii hore. Xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wardoon u sheegay in sababta xilka looga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Caato) ay la xariirto xad-gudub galabta lagula [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa sababtay keentay xil-ka-qaadistii galabta lagu sameeyey xoghayihii ku meel gaarka ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, kaas oo xilkan loo magacaabay todobaadkii hore. Xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wardoon u sheegay in sababta xilka looga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Caato) ay la xariirto xad-gudub galabta lagula [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-01T19:54:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-01T19:55:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/\",\"name\":\"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-08-01T19:54:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-01T19:55:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg\",\"width\":720,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa sababtay keentay xil-ka-qaadistii galabta lagu sameeyey xoghayihii ku meel gaarka ahaa ee xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, kaas oo xilkan loo magacaabay todobaadkii hore. Xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wardoon u sheegay in sababta xilka looga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Caato) ay la xariirto xad-gudub galabta lagula [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-01T19:54:46+00:00","article_modified_time":"2020-08-01T19:55:04+00:00","og_image":[{"width":720,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/","name":"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg","datePublished":"2020-08-01T19:54:46+00:00","dateModified":"2020-08-01T19:55:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpeg","width":720,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-kusaabsan-sababta-xilka-looga-qaaday-c-risaaq-caato\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xog kusaabsan sababta xilka looga qaaday C\/risaaq Caato"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149155"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149157,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149155\/revisions\/149157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149156"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}