{"id":149211,"date":"2020-08-02T12:27:55","date_gmt":"2020-08-02T09:27:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149211"},"modified":"2020-08-02T12:27:55","modified_gmt":"2020-08-02T09:27:55","slug":"waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/","title":{"rendered":"Waare oo xilal muhiim ah  magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149213\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilalkii ka qaaday labo ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona u magacaabay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi.<\/p>\n<p>Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan, isaga oona u magacaabay Xildhibaan Shuceyb Cabdikariin Muumin,<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu xilka qaadis ku sameeyey wasiiru dowlihii wasaaradda Beeraha iyo Waraabka HirShabelle, iyadoona lagu bedlay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.<\/p>\n<p>Wareegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa sidoo kale lagu faray laamaha amniga iyo cid walba oo ay quseyso inay la shaqeyso mas\u2019uuliyiintaasi.<\/p>\n<p>Ujeedka arrintaan ayaa waxaa dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ku sheegayaan in Madaxweynaha maamulka HirShabelle uu doonayo inuu saameyn badan ku dhex yeesho xubnaha baarlamaanka, isaga oo horey xildhibaano kale ugu daray golihiisa wasiirada.<\/p>\n<p>HirShabelle oo wajaheysa caqabadoo badan oo is-biirsaday ayaa dhowaan galeyso is-bedal dhanka hoggaanka ah, iyadoo haatan gaba-gabo uu yahay muddo xileedka Waare oo noqday Madaxweynihii 2aad ee HirShabelle, tan iyo markii la dhisay maamulkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149212\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596342808332.jpg\" alt=\"\" width=\"523\" height=\"661\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596342808332.jpg 523w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596342808332-237x300.jpg 237w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596342808332-332x420.jpg 332w\" sizes=\"(max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilalkii ka qaaday labo ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona u magacaabay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi. Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan, isaga oona u magacaabay Xildhibaan Shuceyb Cabdikariin Muumin, Sidoo kale wuxuu xilka qaadis ku sameeyey wasiiru [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waare oo xilal muhiim ah magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilalkii ka qaaday labo ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona u magacaabay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi. Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan, isaga oona u magacaabay Xildhibaan Shuceyb Cabdikariin Muumin, Sidoo kale wuxuu xilka qaadis ku sameeyey wasiiru [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-02T09:27:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/\",\"name\":\"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-02T09:27:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilalkii ka qaaday labo ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona u magacaabay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi. Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan, isaga oona u magacaabay Xildhibaan Shuceyb Cabdikariin Muumin, Sidoo kale wuxuu xilka qaadis ku sameeyey wasiiru [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-02T09:27:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/","name":"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg","datePublished":"2020-08-02T09:27:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Waare.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-xilal-muhiim-ah-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waare oo xilal muhiim ah magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149211"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149214,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149211\/revisions\/149214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}