{"id":149233,"date":"2020-08-03T10:04:52","date_gmt":"2020-08-03T07:04:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149233"},"modified":"2020-08-03T10:04:52","modified_gmt":"2020-08-03T07:04:52","slug":"amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/","title":{"rendered":"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149234\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Go\u2019aan Maanta dib loogu furayo duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID-19.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda ay diyaarisay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta uu jiro Cudurka COVID-19, si loo ilaaliyo fayo qabka Shacabka dalka imaanaya.<\/p>\n<p>Amaro dhowr ah ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa kamid ah in dadka safarada ah ee dalka imaanaya iyo kuwa ka dhoofaya inay xirtaan Afka, si loo yareeyo faafida Cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Maanta oo Isniin ayaa si rasmi ah dib loogu furayaa duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kadib markii saddex bilood kahor dowladda Soomaaliya ay u xirtay khatarta COVID-19.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Go\u2019aan Maanta dib loogu furayo duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda ay diyaarisay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149233","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Go\u2019aan Maanta dib loogu furayo duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda ay diyaarisay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-03T07:04:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/\",\"name\":\"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-08-03T07:04:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Go\u2019aan Maanta dib loogu furayo duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda ay diyaarisay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-03T07:04:52+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/","name":"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg","datePublished":"2020-08-03T07:04:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/ga-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaro-la-dul-dhigty-dadka-dalka-ka-dhoofaya-iyo-kuwa-imaanaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amaro la dul-Dhigty Dadka Dalka Ka Dhoofaya Iyo Kuwa Imaanaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149233"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149233"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149235,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149233\/revisions\/149235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149234"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}