{"id":149266,"date":"2020-08-04T11:48:47","date_gmt":"2020-08-04T08:48:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149266"},"modified":"2020-08-04T11:48:47","modified_gmt":"2020-08-04T08:48:47","slug":"diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/","title":{"rendered":"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada milatariga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaraddaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya.<\/p>\n<p>Diyaaradaan oo sahay u siday ciidamada Kenya ee ku sugan saldhiga Dhoobley, ayaa la sheegay inay dhacday markii ay isku diyaarinaysay inay cagaha dhigato garoonka.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay hal qof oo ahaa duuliyihii diyaaradda ayaa ku geeriyooday, waxaana sidoo kale jira dad ku dhaawacmay.<\/p>\n<p>Ciidanka Kenya wali faahfaahin kama bixin dhacdadaan. weli Lama oga sababta keentay bururka diyaaradan.<\/p>\n<p>Soomaaliya shilalka diyaaradaha, ayaa noqday kuwo taxane ah muddooyinkii ugu dambeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada milatariga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaraddaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya. Diyaaradaan oo sahay u siday ciidamada Kenya ee ku sugan saldhiga Dhoobley, ayaa la sheegay inay dhacday markii ay isku diyaarinaysay inay cagaha dhigato garoonka. Inta la xaqiijiyay hal qof oo ahaa duuliyihii diyaaradda ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada milatariga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaraddaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya. Diyaaradaan oo sahay u siday ciidamada Kenya ee ku sugan saldhiga Dhoobley, ayaa la sheegay inay dhacday markii ay isku diyaarinaysay inay cagaha dhigato garoonka. Inta la xaqiijiyay hal qof oo ahaa duuliyihii diyaaradda ayaa ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-04T08:48:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/\",\"name\":\"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-04T08:48:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg\",\"width\":660,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley - Wardoon","og_description":"Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada milatariga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaraddaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya. Diyaaradaan oo sahay u siday ciidamada Kenya ee ku sugan saldhiga Dhoobley, ayaa la sheegay inay dhacday markii ay isku diyaarinaysay inay cagaha dhigato garoonka. Inta la xaqiijiyay hal qof oo ahaa duuliyihii diyaaradda ayaa ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-04T08:48:47+00:00","og_image":[{"width":660,"height":495,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/","name":"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg","datePublished":"2020-08-04T08:48:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/202084637321042558756611.jpg","width":660,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ay-leeyihiin-ciidamada-kenya-oo-kudhacday-dhoobley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo kudhacday Dhoobley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149266"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149268,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149266\/revisions\/149268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149267"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}