{"id":149374,"date":"2020-08-06T11:48:45","date_gmt":"2020-08-06T08:48:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149374"},"modified":"2020-08-06T11:48:45","modified_gmt":"2020-08-06T08:48:45","slug":"xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"Xilliga lagu dhawaaqayo  shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149376\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"627\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1-300x184.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1-768x470.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1-696x426.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1-686x420.png 686w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/>Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Maareeyaha Hay&#8217;adda Batroolka Soomaaliya (SPA), Ibrahim Ali Hussein, oo wareysigii ugu horeeyay siiyay wakaalada wararka Reuters, ayaa u sheegay, in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka.<\/p>\n<p>Ibrahim Ali Hussein oo horey u ahaa la taliyaha wasiirka tamarta Soomaaliya, ayaa sheegay inay dowladdu yareysay bixinta ruqsada 15 baloog oo ay horey u shaacisay, iyadoo hadda kusoo koobtay ilaa 7 baloog sababo la xiriira caqabadaha dhinaca awooda.<\/p>\n<p>Maareeyuhu wuxuu tilmaamay in cudurka coronavirus uu dib u dhigay wadahadaladii u dhaxeeyay dowladda iyo shirkaddaha Shell iyo Exxon Mobil, si loogu beddelo heshiiskii ay horay u wada galeen heshiis wax soo saareed.<\/p>\n<p>\u201cHeshiiskan wuxuu gacan ka geysan doonaa in la soo afjaro xiraanshaha xarumaha shidaalka ee jiray illaa 1990, ayuu yiri Ibrahim Hussein, isagoo intaas ku daray in Shell iyo Exxon ay ku leeyihiin xuquuq gaar ah sahaminta batroolka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay shirkadda Shell ayaa yiri &#8220;waxaan wadnaa wadahadal joogta ah oo wax ku ool ah oo aan la leenahay mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliya oo ku saabsan qorshe-hawleed lagu beddeli karo heshiiskii jiray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo socda. Maareeyaha Hay&#8217;adda Batroolka Soomaaliya (SPA), Ibrahim Ali Hussein, oo wareysigii ugu horeeyay siiyay wakaalada wararka Reuters, ayaa u sheegay, in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka. Ibrahim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo socda. Maareeyaha Hay&#8217;adda Batroolka Soomaaliya (SPA), Ibrahim Ali Hussein, oo wareysigii ugu horeeyay siiyay wakaalada wararka Reuters, ayaa u sheegay, in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka. Ibrahim [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-06T08:48:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"627\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png\",\"datePublished\":\"2020-08-06T08:48:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png\",\"width\":1024,\"height\":627},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Dowladda federalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo socda. Maareeyaha Hay&#8217;adda Batroolka Soomaaliya (SPA), Ibrahim Ali Hussein, oo wareysigii ugu horeeyay siiyay wakaalada wararka Reuters, ayaa u sheegay, in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka. Ibrahim [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-06T08:48:45+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":627,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/","name":"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png","datePublished":"2020-08-06T08:48:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/oil-1024x627-1.png","width":1024,"height":627},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-lagu-dhawaaqayo-shirkaddaha-ku-guulaystay-qandaraaska-shidaalka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xilliga lagu dhawaaqayo shirkaddaha ku guulaystay qandaraaska shidaalka oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149374"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149377,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149374\/revisions\/149377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149376"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}