{"id":149379,"date":"2020-08-06T21:50:37","date_gmt":"2020-08-06T18:50:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149379"},"modified":"2020-08-06T21:51:27","modified_gmt":"2020-08-06T18:51:27","slug":"shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/","title":{"rendered":"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday  war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso)"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149122\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"1679\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor.jpg 1679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-300x229.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-1024x781.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-768x585.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-1536x1171.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-696x531.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-1068x814.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xasan-Shariif-iyo-qoor-qoor-551x420.jpg 551w\" sizes=\"(max-width: 1679px) 100vw, 1679px\" \/>Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wada-tashi ee u socday Beesha Mudulood, kaasi oo maalmihii u dambeeyay socday, iyada oo ay qeyb ka ahaayen dad miisan culus ku leh dalka.<\/p>\n<p>Shirkaasi ayaa waxa kasoo qeyb-galay duubabka dhaqanka, siyaasiyiin, culimo, haween iyo marti sharaf kale oo badan.<\/p>\n<p>Waxaana arrimaha shirkaasi diirada lagu saarayay kamid ah arrimaha doorashooyinka oo xiligan xiisad hor leh ka abuuray dalka, xili ay madaxdii ugu sareysa dowladda federaalku ku kala dhaqaaqeen kala aragti duwanaanta arrinkaasi.<\/p>\n<p>Shirkaasi oo maanta lasoo af-meeray ayaa waxa laga soo saaray war-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya, iyada oo beeshuna ka digtay ciidamo shisheeye oo xiligan dalka soo galiyo.<\/p>\n<p>War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay inaysan marnaba raali ka aheyn beeshu in ciidamo aan ka tirsaneyn kuwo AMISOM lagu daad gureeyo gudaha dalka waqtigan kala guurka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay meel adag iska taagtay muddo kordhin xiligan ka dhacda dalka, xili uu socdo qorshe ay Villa Somalia ku rabto inay muddo kororsi ugu sameyso madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Beesha ayaa sii adkeysay go\u2019aanka saamileyda ee ka dhanka ah muddo kororsiga, kaasi oo dalka u horseedi kara qalaalase siyaasadeed iyo mid amni.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxa war-murtiyeedkaasi loogu baaqay madaxda dalka, kuwa maamulada iyo siyaasiyiinta mucaaridkaba inay dhawraan dastuurka dalka, isla markaana ka baaqsadaan jabinta shuruucda dalka iyaga oo u tudhaya bulshadooda.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso war-murtiyeedka oo dhameystiran:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906.jpg\" alt=\"\" width=\"1059\" height=\"1499\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906.jpg 1059w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906-723x1024.jpg 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153906-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1059px) 100vw, 1059px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149381\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933.jpg\" alt=\"\" width=\"1063\" height=\"1470\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933.jpg 1063w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933-217x300.jpg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933-740x1024.jpg 740w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933-768x1062.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933-696x962.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_153933-304x420.jpg 304w\" sizes=\"(max-width: 1063px) 100vw, 1063px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149382\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001.jpg\" alt=\"\" width=\"1066\" height=\"1513\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001.jpg 1066w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001-211x300.jpg 211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001-721x1024.jpg 721w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001-768x1090.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001-696x988.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154001-296x420.jpg 296w\" sizes=\"(max-width: 1066px) 100vw, 1066px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149383\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027.jpg\" alt=\"\" width=\"1066\" height=\"1506\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027.jpg 1066w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027-725x1024.jpg 725w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027-768x1085.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027-696x983.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154027-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1066px) 100vw, 1066px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149384\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041.jpg\" alt=\"\" width=\"1069\" height=\"1346\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041.jpg 1069w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041-238x300.jpg 238w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041-813x1024.jpg 813w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041-768x967.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041-696x876.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200806_154041-334x420.jpg 334w\" sizes=\"(max-width: 1069px) 100vw, 1069px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wada-tashi ee u socday Beesha Mudulood, kaasi oo maalmihii u dambeeyay socday, iyada oo ay qeyb ka ahaayen dad miisan culus ku leh dalka. Shirkaasi ayaa waxa kasoo qeyb-galay duubabka dhaqanka, siyaasiyiin, culimo, haween iyo marti sharaf kale oo badan. Waxaana arrimaha shirkaasi diirada lagu saarayay kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wada-tashi ee u socday Beesha Mudulood, kaasi oo maalmihii u dambeeyay socday, iyada oo ay qeyb ka ahaayen dad miisan culus ku leh dalka. Shirkaasi ayaa waxa kasoo qeyb-galay duubabka dhaqanka, siyaasiyiin, culimo, haween iyo marti sharaf kale oo badan. Waxaana arrimaha shirkaasi diirada lagu saarayay kamid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-06T18:50:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-06T18:51:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"70\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/\",\"name\":\"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-08-06T18:50:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-06T18:51:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg\",\"width\":100,\"height\":70},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso) - Wardoon","og_description":"Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wada-tashi ee u socday Beesha Mudulood, kaasi oo maalmihii u dambeeyay socday, iyada oo ay qeyb ka ahaayen dad miisan culus ku leh dalka. Shirkaasi ayaa waxa kasoo qeyb-galay duubabka dhaqanka, siyaasiyiin, culimo, haween iyo marti sharaf kale oo badan. Waxaana arrimaha shirkaasi diirada lagu saarayay kamid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-06T18:50:37+00:00","article_modified_time":"2020-08-06T18:51:27+00:00","og_image":[{"width":100,"height":70,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/","name":"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg","datePublished":"2020-08-06T18:50:37+00:00","dateModified":"2020-08-06T18:51:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/B53E3415-0435-45C2-9777-302E25A47141-100x70-1.jpeg","width":100,"height":70},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-beelaha-muddulood-oo-soodhamaaday-war-murtiyeed-xasaasi-ah-laga-soo-saaray-aqriso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii beelaha Muddulood oo soodhamaaday war-murtiyeed xasaasi ahna laga soo saaray (Aqriso)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149379"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149379"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149388,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149379\/revisions\/149388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149385"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}