{"id":149457,"date":"2020-08-08T11:50:21","date_gmt":"2020-08-08T08:50:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149457"},"modified":"2020-08-08T11:50:21","modified_gmt":"2020-08-08T08:50:21","slug":"dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/","title":{"rendered":"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO"},"content":{"rendered":"<p>Todobaadkan ayay markale soo shaac-baxday halista ku wajahan xaalada ay kusugan dekeda magaalada Boosaaso, markii uu halis u galay in uu dago markab waday Shixnad ganacsi oo ay lahaayen ganacsatada Puntland, iyadoo ay meelaha muhiimka ee dekeda buux-dhaafiyeen Ciid fara badan oo aysan waxba ka qaban shirkada gacanta ku haysa ee P&amp;O qeybtana ka ah shirkada Imaaraatka laga leeyahay ee DP WORLD.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka magaalada Boosaaso ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan xaaladda dekeda Boosaaso, waxayn dalbadeen in lahelo isla xisaabtan dhameystiran oo ku wajahan sidii wax looga qaban laha arrimaha hadda ka taagan dekeda, laakiin caqabadaha ayaa sii kordhaya sida muuqata.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobalka Barri &amp; Wasiir kuxigeenka Dekedaha ee Puntland ayaa beeniyey in ay halis ka jirto xaaladda dekeda magalada Boosaaso, ka dib markii ay amar ka heleen Madaxweyne Deni oo ku amray arrimahan in ay ka hadlaan, markii ay cabasho arrintan ka dhan ah jeediyeen ganacsatada Puntland.<\/p>\n<p>Siyaasi Xuseen Xassan Fiqi oo kamid ahaa musharaxiintii Madaxtinimada Puntland ee u tartamay 2019kii ayaa sheegay in aan laga aamusi karin xaaladda Dekeda Boosaaso.<\/p>\n<p>Mr. Fiqi ayaa sheegay in xalka kaliya ee furan yahay kacdoon bulsho oo ka dhan ah Shirkada gacanta kuhaysa ee DPWORLD oo aan waxba ka qaban 2 sano iyo 9 bilood oo ay gacanta kuhayso.<\/p>\n<p>Masuulkan ayaa cadeeyey in aan xal-dambe laga sugin Madaxweynaha Puntland, kaas oo kuwajahan Dekeda Bosaso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149458\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117375704_753408192154142_9146652746395577857_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"421\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117375704_753408192154142_9146652746395577857_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117375704_753408192154142_9146652746395577857_n-300x175.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117375704_753408192154142_9146652746395577857_n-696x407.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117375704_753408192154142_9146652746395577857_n-718x420.jpg 718w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Baarlamaanka Puntland oo dhawaan dood ka yeeshay arrimaha dekeda Bosaaso ayaa u yeeray wasiirka gaadiidka Badda &amp; Dekedaha, waxaana uu sheegay in bisha August gudaheeda Madaxweynaha Puntland u safrayo magaalada Dubia, halkas oo ay isku arki doonaan madaxda DP WORLD oo ay ka wada hadli doonaan arrimaha ku wajahan sababaha u socon la\u2019adahay dhismaha dekedan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Todobaadkan ayay markale soo shaac-baxday halista ku wajahan xaalada ay kusugan dekeda magaalada Boosaaso, markii uu halis u galay in uu dago markab waday Shixnad ganacsi oo ay lahaayen ganacsatada Puntland, iyadoo ay meelaha muhiimka ee dekeda buux-dhaafiyeen Ciid fara badan oo aysan waxba ka qaban shirkada gacanta ku haysa ee P&amp;O qeybtana ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149459,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Todobaadkan ayay markale soo shaac-baxday halista ku wajahan xaalada ay kusugan dekeda magaalada Boosaaso, markii uu halis u galay in uu dago markab waday Shixnad ganacsi oo ay lahaayen ganacsatada Puntland, iyadoo ay meelaha muhiimka ee dekeda buux-dhaafiyeen Ciid fara badan oo aysan waxba ka qaban shirkada gacanta ku haysa ee P&amp;O qeybtana ka ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-08T08:50:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/\",\"name\":\"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-08T08:50:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO - Wardoon","og_description":"Todobaadkan ayay markale soo shaac-baxday halista ku wajahan xaalada ay kusugan dekeda magaalada Boosaaso, markii uu halis u galay in uu dago markab waday Shixnad ganacsi oo ay lahaayen ganacsatada Puntland, iyadoo ay meelaha muhiimka ee dekeda buux-dhaafiyeen Ciid fara badan oo aysan waxba ka qaban shirkada gacanta ku haysa ee P&amp;O qeybtana ka ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-08T08:50:21+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/","name":"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg","datePublished":"2020-08-08T08:50:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/IMG_1013.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dp-world-oo-looga-kacay-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DP WORLD OO LOOGA KACAY BOOSAASO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149457"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149460,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149457\/revisions\/149460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149459"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}