{"id":149468,"date":"2020-08-09T11:38:38","date_gmt":"2020-08-09T08:38:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149468"},"modified":"2020-08-09T11:38:38","modified_gmt":"2020-08-09T08:38:38","slug":"xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/","title":{"rendered":"Xilkii laga qaaday  Jeneraal Bariise oo lasiiyay  taliyihii hore ee booliiska Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka looga qaaday taliyihii laanta ilaalinta Canshuuraha bariga Jeneraal Cabdulaahi Xasan Bariise.<\/p>\n<p>Jeneraal Bariise oo katirsan saraakiisha sar sare ee ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa xilka soo hayay mudo dhoor sano ah, lamana sheegin ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay in xilkan laga qaado.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Xijaar ayaa u magacaabay xilka taliyaha laanta ilaalinta canshuuraha taliyihii hore ee ciidanka booliiska maamulka Puntland Cabdirisaaq Afgaduud.<\/p>\n<p>Jeneraal Xijaar iyo taliyahan cusub uu u magacaabay laanta ilaalinta Canshuuraha Afgaduud ayaa la sheegay in ay aad isugu dhaw yihiin, waxa ayna labada kasoo jeedaan deegaanada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Taliska booliiska Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday isbadalo dhanka hogaanka ah, waxaa sidoo kale dhawaan la dalacsiiyay saraakiil katirsan ciidanka booliiska la dalacsiiyay kuwaa oo qaarkood la filayo in hogaano loo dhiibo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149471\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.-Cabdullaahi-Xasan-Bariise.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.-Cabdullaahi-Xasan-Bariise.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.-Cabdullaahi-Xasan-Bariise-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.-Cabdullaahi-Xasan-Bariise-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.-Cabdullaahi-Xasan-Bariise-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.-Cabdullaahi-Xasan-Bariise-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149469\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117529493_2923855781069733_6947863954016383857_n-696x696-1.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117529493_2923855781069733_6947863954016383857_n-696x696-1.jpg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117529493_2923855781069733_6947863954016383857_n-696x696-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117529493_2923855781069733_6947863954016383857_n-696x696-1-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/117529493_2923855781069733_6947863954016383857_n-696x696-1-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka looga qaaday taliyihii laanta ilaalinta Canshuuraha bariga Jeneraal Cabdulaahi Xasan Bariise. Jeneraal Bariise oo katirsan saraakiisha sar sare ee ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa xilka soo hayay mudo dhoor sano ah, lamana sheegin ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay in xilkan laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka looga qaaday taliyihii laanta ilaalinta Canshuuraha bariga Jeneraal Cabdulaahi Xasan Bariise. Jeneraal Bariise oo katirsan saraakiisha sar sare ee ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa xilka soo hayay mudo dhoor sano ah, lamana sheegin ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay in xilkan laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-09T08:38:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/\",\"name\":\"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-09T08:38:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland - Wardoon","og_description":"Wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka looga qaaday taliyihii laanta ilaalinta Canshuuraha bariga Jeneraal Cabdulaahi Xasan Bariise. Jeneraal Bariise oo katirsan saraakiisha sar sare ee ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa xilka soo hayay mudo dhoor sano ah, lamana sheegin ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay in xilkan laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-09T08:38:38+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/","name":"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg","datePublished":"2020-08-09T08:38:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Jen.Bariise.jpg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilkii-laga-qaaday-jeneraal-bariise-oo-lasiiyay-taliyihii-hore-ee-booliiska-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xilkii laga qaaday Jeneraal Bariise oo lasiiyay taliyihii hore ee booliiska Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149468"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149472,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149468\/revisions\/149472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}