{"id":149531,"date":"2020-08-10T20:50:17","date_gmt":"2020-08-10T17:50:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149531"},"modified":"2020-08-10T20:50:17","modified_gmt":"2020-08-10T17:50:17","slug":"maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/","title":{"rendered":"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe &#038; kuwo baxsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149532\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Xaalada xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa caawa degan ka dib dagaal galabta xabsigaas gudihiisa ku dhexmaray ciidamo ka tirsan asluubta iyo maxaabiis hubeysan.<\/p>\n<p>Afar ka mid ah Maxaabiis ku xukunaa xabsi dhaadheer oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa la sheegay in la dilay iyagoo ka dhex dagaalamaya xabsiga.<\/p>\n<p>Maxaabiista ka tirsan Al-Shabaab ee ku xukuman dilka ayaa la sheegay ineysan ka mid aheyn kuwa xabsiga ka dagaalamay galabta, waxaana la sheegay iney ku xiran yihiin goob gaar ah oo si weyn loo ilaaliyo.<\/p>\n<p>Wariye ka tirsan Warbaahinta dowlada oo gaaray xabsiga dhexe ayaa bartiisa facebook soo dhigay sawir muujinaya maxaabiista la dilay, isagoo xusay in labo ka mid ah maxaabiista dagaalantay oo dhaawac ah gacanta lagu hayo.<\/p>\n<p>Sida wararku nagu soo gaarayaan, maxbuus kale oo hubeysan ayaa la sheegay inuu ka baxsaday xabsiga, isagoo horey u dilay qof shacab ah oo banaanka ku sugnaa.<\/p>\n<p>Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya sida maxaabiistan ay ku heleen hubka ay ku dagaalamayeen, wararka qaarkood ayaa sheegaya in maxaabiistan loo dusiyey hub si qarsoodi loogu geliyey xabsiga, halka warar kalena ay tilmaamayaan iney hubka ka qaateen ciidamada amaanka ee ilaalada ka ah xabsiga.<\/p>\n<p>Arintan ayaa u muuqataa weerar qorsheysan oo Al-shabaab ay si qarsoodi ah uga dhex abaabuleen xabsiga dhexe, iyagoo adeegsanaya maxaabiista halkaas ku xiran qaarkood.<\/p>\n<p>Ciidamo aan tiradooda la shaacin oo ka tirsan Asluubta ayaa sidoo kale la xaqiijiyey in lagu dilay iska horimaadka ka dhacay xabsiga dhexe oo illaa hadda aysan saraakiisha amaanka dowladu faahfaahin ka bixin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa caawa degan ka dib dagaal galabta xabsigaas gudihiisa ku dhexmaray ciidamo ka tirsan asluubta iyo maxaabiis hubeysan. Afar ka mid ah Maxaabiis ku xukunaa xabsi dhaadheer oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa la sheegay in la dilay iyagoo ka dhex dagaalamaya xabsiga. Maxaabiista ka tirsan Al-Shabaab ee ku xukuman dilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe &amp; kuwo baxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe &amp; kuwo baxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalada xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa caawa degan ka dib dagaal galabta xabsigaas gudihiisa ku dhexmaray ciidamo ka tirsan asluubta iyo maxaabiis hubeysan. Afar ka mid ah Maxaabiis ku xukunaa xabsi dhaadheer oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa la sheegay in la dilay iyagoo ka dhex dagaalamaya xabsiga. Maxaabiista ka tirsan Al-Shabaab ee ku xukuman dilka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-10T17:50:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/\",\"name\":\"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe & kuwo baxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-10T17:50:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg\",\"width\":660,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe &#038; kuwo baxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe & kuwo baxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe & kuwo baxsaday - Wardoon","og_description":"Xaalada xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa caawa degan ka dib dagaal galabta xabsigaas gudihiisa ku dhexmaray ciidamo ka tirsan asluubta iyo maxaabiis hubeysan. Afar ka mid ah Maxaabiis ku xukunaa xabsi dhaadheer oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa la sheegay in la dilay iyagoo ka dhex dagaalamaya xabsiga. Maxaabiista ka tirsan Al-Shabaab ee ku xukuman dilka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-10T17:50:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":353,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/","name":"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe & kuwo baxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg","datePublished":"2020-08-10T17:50:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326615652279743.jpg","width":660,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaabiis-lagu-laayey-xabsiga-dhexe-kuwo-baxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaabiis lagu laayey Xabsiga dhexe &#038; kuwo baxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149531"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149533,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149531\/revisions\/149533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149532"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}