{"id":149537,"date":"2020-08-11T02:42:11","date_gmt":"2020-08-10T23:42:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149537"},"modified":"2020-08-11T02:42:11","modified_gmt":"2020-08-10T23:42:11","slug":"taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faahfaahin aan dhameystirneyn ka bixiyey weerarkii shalay galab ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaas oo lasoo afjaray fiidkii hore ee xalay.<\/p>\n<p>Taliye Mahad waxa uu sheegay in weerarka ay fulyeen qaar ka mid ah maxaabiixtii ku xirneyd xabsiga, kuwaas oo askari ka marooqsaday qorigiisa, kadibna toogtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale qori labaad ayuu sheegay in uu gacanta u galay kooxdaas, kadib markii ay toogasho ku dileen askarigii lahaa oo saarnaa meel kore oo waardiye uu ka hayey.<\/p>\n<p>Taliyaha Asluubtu haba yaraatee sooma bandhigin khasaarihii labada dhinac ee ka dhashay weerarkaas, sidoo kale waxa uu ka gaabsaday inay jiraan maxaabiis ka baxsatay xabsiga, intii uu iska hor imaadku socday.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliya ayaa noo xaqiijiyey in afar ka mid ah kooxdii weerarka fulisay la toogtay, halka ugu yaraan laba kalena dhawac lagu qabtay, waxayna maxaabiista weerarkan fulisay ku xirnaayeen qeybta xabsi daa\u2019inka ee xabsiga dhexe.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la sheegay in uu baxsaday nin ka mid ah ragii ka dagaalamayey gudaha xabsiga, kaas oo qof shacab ah banaanka ku sii dilay, isla markaana ku baxsaday mooto uu si xoog ah ku kaxeystay.<\/p>\n<p>Saraakiisha noo warantay oo naga dalbaday in magacyadooda aanaa warbahinta u adeegsan ayaan sidoo kale kasoo xiganeynaa in kooxdaan ay toogasho ku dileen qaar ka mid ah askartii ilaalada xabsiga dhexe ee Asluubta, kuwaas oo goobta ku sugnaa xillaguu uu weerarku bilaawday.<\/p>\n<p>Xabsiga Dhexe ee Muqdisho waxaa ku xiran maxaabiis xukunno kala duwan ay ku dhaceen, kuwaas oo qaarkood loo heysto Al-Shabaab-nimo, laguna kala xukumay dil toogasho ah, xabsi daa\u2019in iyo xarig sanado badan qaadanaya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/K5_aciu2nEY\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faahfaahin aan dhameystirneyn ka bixiyey weerarkii shalay galab ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaas oo lasoo afjaray fiidkii hore ee xalay. Taliye Mahad waxa uu sheegay in weerarka ay fulyeen qaar ka mid ah maxaabiixtii ku xirneyd xabsiga, kuwaas oo askari ka marooqsaday qorigiisa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faahfaahin aan dhameystirneyn ka bixiyey weerarkii shalay galab ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaas oo lasoo afjaray fiidkii hore ee xalay. Taliye Mahad waxa uu sheegay in weerarka ay fulyeen qaar ka mid ah maxaabiixtii ku xirneyd xabsiga, kuwaas oo askari ka marooqsaday qorigiisa, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-10T23:42:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/\",\"name\":\"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-10T23:42:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faahfaahin aan dhameystirneyn ka bixiyey weerarkii shalay galab ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaas oo lasoo afjaray fiidkii hore ee xalay. Taliye Mahad waxa uu sheegay in weerarka ay fulyeen qaar ka mid ah maxaabiixtii ku xirneyd xabsiga, kuwaas oo askari ka marooqsaday qorigiisa, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-10T23:42:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/","name":"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg","datePublished":"2020-08-10T23:42:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020810637326746774149536.jpg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidamada-asluubta-oo-ka-hadlay-dagaalkii-xabsiga-dhexevideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha ciidamada asluubta oo ka hadlay dagaalkii xabsiga dhexe+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149537"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149540,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149537\/revisions\/149540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149538"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}