{"id":149543,"date":"2020-08-11T11:05:49","date_gmt":"2020-08-11T08:05:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149543"},"modified":"2020-08-11T11:05:54","modified_gmt":"2020-08-11T08:05:54","slug":"qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116-300x153.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Michelle Bachelet ayaa dhalleeceysay sharciga horyaala baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan dambiyada galmada.<\/p>\n<p>Michelle Bachelet waxay sharcigaan ku tilmaamtay inuu horseedayo guurka caruurta, guurka qasabka ah iyo dhaqamada kale ee naxdinta leh, waxayna ku baaqday in laga hortago inuu sharci noqdo.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay inuu jiro sharci la ansaxiyay 2018 xukuumadii Ra&#8217;isalwasaare Xasan Cali Khayre, kaasoo baarlamaanka horyaalay muddo labo sano ah, in kasta oo aqalka hoose uu soo saaray qodobo dhowr ah oo wax ka badal lagu sameeyay oo laga dooday.<\/p>\n<p>Michelle Bachelet waxay ugu yeertay mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliya inay dhaqso u qaataan sharcigaas la ansixiyay 2018 oo helay taageerada loo dhan yahay ee Dowladda.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay waxay weydiisatay dowlada inay dib u soo celiso sharciga dambiyada galmada ee horyaala barlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Michelle Bachelet ayaa dhalleeceysay sharciga horyaala baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan dambiyada galmada. Michelle Bachelet waxay sharcigaan ku tilmaamtay inuu horseedayo guurka caruurta, guurka qasabka ah iyo dhaqamada kale ee naxdinta leh, waxayna ku baaqday in laga hortago inuu sharci noqdo. Waxay sheegtay inuu jiro sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Michelle Bachelet ayaa dhalleeceysay sharciga horyaala baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan dambiyada galmada. Michelle Bachelet waxay sharcigaan ku tilmaamtay inuu horseedayo guurka caruurta, guurka qasabka ah iyo dhaqamada kale ee naxdinta leh, waxayna ku baaqday in laga hortago inuu sharci noqdo. Waxay sheegtay inuu jiro sharci [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-11T08:05:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-11T08:05:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"337\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/\",\"name\":\"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-11T08:05:49+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-11T08:05:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg\",\"width\":660,\"height\":337},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada - Wardoon","og_description":"Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Michelle Bachelet ayaa dhalleeceysay sharciga horyaala baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsan dambiyada galmada. Michelle Bachelet waxay sharcigaan ku tilmaamtay inuu horseedayo guurka caruurta, guurka qasabka ah iyo dhaqamada kale ee naxdinta leh, waxayna ku baaqday in laga hortago inuu sharci noqdo. Waxay sheegtay inuu jiro sharci [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-11T08:05:49+00:00","article_modified_time":"2020-08-11T08:05:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":337,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/","name":"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg","datePublished":"2020-08-11T08:05:49+00:00","dateModified":"2020-08-11T08:05:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020811637327058179634116.jpg","width":660,"height":337},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-soomaaliya-ka-codsatay-in-dib-loo-celiyo-sharciga-dambiyada-galmada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka codsatay in dib loo celiyo sharciga dambiyada Galmada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149543"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149545,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149543\/revisions\/149545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149544"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}