{"id":149561,"date":"2020-08-12T12:57:24","date_gmt":"2020-08-12T09:57:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149561"},"modified":"2020-08-12T12:57:24","modified_gmt":"2020-08-12T09:57:24","slug":"ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa gaartay guul aad u weyn, kadib markii ay markale ku guuleysatay kursiga xisbigeeda ee Aqalka Wakiilada dalkaasi.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa kursigan tartan adag kula gashay illaa afar musharrax oo uu ka mid ahaa Antone Melton-Meaux, kuwaas oo dhamaantood u hanqal taagayay inay iyada meesha ka saaraan.<br \/>\nTaageerayaasha Ilhaan Cumar ayaa markale xushay, kadib doorasho ay ka gashay xibigeeda dhexdiisa, waxaana ay difaacatay kursigeeda degmada 5-aad ee Minnesota, marka la gaaro doorashada Mareykanka ka dhaceysa bisha November.<\/p>\n<p>Guusheeda kadib Ilhaan Cumar ayaa dabaal degtay, waxaana barteeda Twitterka ay ku shaacisay in iyada iyo taageerayaasheeduba ay ka guuleysteen lacag ay sheegtay in la abaabulay, si meesha looga saaro.<\/p>\n<p>\u201cGudaha Minnesota, mar kasta waxaan ognahay in dadka is abaabulay ay ka adkaanayaan lacagta la abaabulay. Caawana, dhaqdhaqaaqeennu guul kaliya ma uusan soo hoyinin. Waxaan kasbannay maamul isbaddal keenaya. Iyadoo ay jireen dadaallo ay dad gobolka ka baxsan ugu jireen inay guul darro nagu dhacdo, mar kale ayaan taariikh dhignay. Iyadoo ay jireen weerarro nagu socday, taageeradeennu wey sii korodhay.\u201d ayey tiri Xildhibaan Ilhaan Cumar.<\/p>\n<p>Afartii sano ee la soo dhaafay waxay Ilhaan si weyn uga dhex muuqatay siyaasadda Mareykanka, iyadoo codkeeda ku muujineysay sida ay uga soo horjeeddo siyaasadaha Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa gaartay guul aad u weyn, kadib markii ay markale ku guuleysatay kursiga xisbigeeda ee Aqalka Wakiilada dalkaasi. Ilhaan ayaa kursigan tartan adag kula gashay illaa afar musharrax oo uu ka mid ahaa Antone Melton-Meaux, kuwaas oo dhamaantood u hanqal taagayay inay iyada meesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149562,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa gaartay guul aad u weyn, kadib markii ay markale ku guuleysatay kursiga xisbigeeda ee Aqalka Wakiilada dalkaasi. Ilhaan ayaa kursigan tartan adag kula gashay illaa afar musharrax oo uu ka mid ahaa Antone Melton-Meaux, kuwaas oo dhamaantood u hanqal taagayay inay iyada meesha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-12T09:57:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/\",\"name\":\"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-12T09:57:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon","og_description":"&nbsp; Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa gaartay guul aad u weyn, kadib markii ay markale ku guuleysatay kursiga xisbigeeda ee Aqalka Wakiilada dalkaasi. Ilhaan ayaa kursigan tartan adag kula gashay illaa afar musharrax oo uu ka mid ahaa Antone Melton-Meaux, kuwaas oo dhamaantood u hanqal taagayay inay iyada meesha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-12T09:57:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/","name":"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg","datePublished":"2020-08-12T09:57:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2020812637327884215212138.jpg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-ku-guuleysatay-wareegii-koowaad-ee-xisbiga-dimoqraadiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay wareegii koowaad ee Xisbiga Dimoqraadiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149561"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149563,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149561\/revisions\/149563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149562"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}