{"id":149576,"date":"2020-08-12T21:15:29","date_gmt":"2020-08-12T18:15:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149576"},"modified":"2020-08-12T21:22:08","modified_gmt":"2020-08-12T18:22:08","slug":"akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/","title":{"rendered":"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149579\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu-300x170.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu-696x395.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu-739x420.jpg 739w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada dalka ayaa maanta markale gaaray heshiis cusub, kaasi oo ku saleysan qaabkii ay u kala qeybsan lahaayen dakhliga dalka, oo ah mid ka mid ah qodobadii ay aadka isugu hayeen.<\/p>\n<p>War-murtiyeed kasoo baxay shir bileedka Wasiirada maaliyada dowladda iyo kuwa maamulada dalka ayaa is-afgarad looga gaaray qaab cusub oo ka duwan midkii hore ee lagu qeybsan jiray dakhliga.<\/p>\n<p>Shirkaasi u dhaxeeyay wasiirada maaliyadaha dalka ayaa sidoo kale waxa is af-garad looga gaaray \u2018in si wanaagsan oo lagu wada-qanacsan yahay loo qeybsado dhakliga wadanka\u2019.<\/p>\n<p>Dowladda iyo maamulada oo uu qeyb ka yahay gobolka Banaadir ayaa guddi farsamo u saaray sidii looga xaqiijin lahaa heshiiskaasi cusub, oo dhigaya in qaab ka duwan kii hore lagu qeybsado dhakhliga, midaasi oo meesha ka saareysa guux ka dhashay arrintaasi.<\/p>\n<p>Ad by Valueimpression<br \/>\nShirkaasi bilaha ah ayaa waxa kale oo diirada lagu saaray qaabka loo wadaagi lahaa dakhliga kabka miisaaniyada ee bankiga aduunka, kaasi oo ku aadana hoos u dhicii maaliyadeed ee uu sababay cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Waxaana si weyn la iskula lafo-guray intii uu socday shirkaasi qoddobo dhowr ah oo ay kamid yihiin hanaanka maaliyada dalka iyo canshuuraha.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso war-murtiyeedkaasi oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149578\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7.jpg\" alt=\"\" width=\"904\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7.jpg 904w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7-723x1024.jpg 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu7-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 904px) 100vw, 904px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6.jpg\" alt=\"\" width=\"904\" height=\"1280\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6.jpg 904w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6-723x1024.jpg 723w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu6-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 904px) 100vw, 904px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada dalka ayaa maanta markale gaaray heshiis cusub, kaasi oo ku saleysan qaabkii ay u kala qeybsan lahaayen dakhliga dalka, oo ah mid ka mid ah qodobadii ay aadka isugu hayeen. War-murtiyeed kasoo baxay shir bileedka Wasiirada maaliyada dowladda iyo kuwa maamulada dalka ayaa is-afgarad looga gaaray qaab cusub oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada dalka ayaa maanta markale gaaray heshiis cusub, kaasi oo ku saleysan qaabkii ay u kala qeybsan lahaayen dakhliga dalka, oo ah mid ka mid ah qodobadii ay aadka isugu hayeen. War-murtiyeed kasoo baxay shir bileedka Wasiirada maaliyada dowladda iyo kuwa maamulada dalka ayaa is-afgarad looga gaaray qaab cusub oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-12T18:15:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-12T18:22:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/\",\"name\":\"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-12T18:15:29+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-12T18:22:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg\",\"width\":750,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada dalka ayaa maanta markale gaaray heshiis cusub, kaasi oo ku saleysan qaabkii ay u kala qeybsan lahaayen dakhliga dalka, oo ah mid ka mid ah qodobadii ay aadka isugu hayeen. War-murtiyeed kasoo baxay shir bileedka Wasiirada maaliyada dowladda iyo kuwa maamulada dalka ayaa is-afgarad looga gaaray qaab cusub oo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-12T18:15:29+00:00","article_modified_time":"2020-08-12T18:22:08+00:00","og_image":[{"width":750,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/","name":"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg","datePublished":"2020-08-12T18:15:29+00:00","dateModified":"2020-08-12T18:22:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Warmu.jpg","width":750,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-df-iyo-maamul-goboleedyada-oo-heshiis-ka-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso DF iyo maamul goboleedyada oo heshiis gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149576"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149576"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149582,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149576\/revisions\/149582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}