{"id":149583,"date":"2020-08-13T22:10:46","date_gmt":"2020-08-13T19:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149583"},"modified":"2020-08-13T22:19:52","modified_gmt":"2020-08-13T19:19:52","slug":"wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/","title":{"rendered":"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri, sida ay werinayaan warbaahinta dalkaas.<\/p>\n<p>Wargeyska Addis Standard iyo sidoo kale, Ethiopia Insider ayaa labaduba xaqiijiyey warkan oo baraha bulshada aad u haystay tan iyo shalay.<\/p>\n<p>Xogta Addis Standard ayaa sheegeysa in taliyaha ciidamada difaaca Itoobiya Jeneral Adem Mohammed uu habeenkii Talaadada u sheegay Lemma inuu ku negaado gurigiisa oo ku yaalla waddada Bole ee magaalada Addis-Ababa illaa \u201camar dambe laga soo saarayo.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda difaaca, oo ay ku jiraan xoghayihiisa ayaa loo diiday inay galaan xafiiska wasiirka, waxaana goor dambe baaritaan ku sameeyey ciidamada booliska federaalka.<\/p>\n<p>Lemma oo Oromo ah ayaa waxaa wasiirka difaaca loo magacaabay 18-kii April 2019.<\/p>\n<p>Xiriirka Lemma iyo Abiy Ahmed ayaa xumaaday kadib markii uu si furan u cambaareeyey ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed, isaga oo kasoo horjeestay qorshihii lagu burburiyey isbahaysiga EPRDF, kaasi oo lagu bedelay xisbiga PP.<\/p>\n<p>Xiisadda labada mas\u2019uul ayaa kasii dartay kadib markii la dilay heesaagii Oromada ahaa ee Haccaaluu Hundessa, taasi oo hogaamisay in la xiro shaqsiyaad caan ah oo Oromo ah, kuwaas oo loo xiray sababo la xiriira dibad-baxyadii looga soo horjeeday dilka.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo dhowr ah ayaa Addis Standard u xaqiijiyey in Abiy Ahmed uu ku eedeeyey Lemma inuu xiriir la leeyahay Jawar Mohammed, oo ka mid ah ragga u ololeeya Oromada, aadna ay isku hayaan Abiy.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/borkena.com\/2020\/08\/09\/lemma-megersaethiopian-defense-ministerterminated-from-party-position\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri, sida ay werinayaan warbaahinta dalkaas. Wargeyska Addis Standard iyo sidoo kale, Ethiopia Insider ayaa labaduba xaqiijiyey warkan oo baraha bulshada aad u haystay tan iyo shalay. Xogta Addis Standard ayaa sheegeysa in taliyaha ciidamada difaaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri, sida ay werinayaan warbaahinta dalkaas. Wargeyska Addis Standard iyo sidoo kale, Ethiopia Insider ayaa labaduba xaqiijiyey warkan oo baraha bulshada aad u haystay tan iyo shalay. Xogta Addis Standard ayaa sheegeysa in taliyaha ciidamada difaaca [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-13T19:10:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-13T19:19:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1447\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1114\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/\",\"name\":\"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-13T19:10:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-13T19:19:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg\",\"width\":1447,\"height\":1114},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri, sida ay werinayaan warbaahinta dalkaas. Wargeyska Addis Standard iyo sidoo kale, Ethiopia Insider ayaa labaduba xaqiijiyey warkan oo baraha bulshada aad u haystay tan iyo shalay. Xogta Addis Standard ayaa sheegeysa in taliyaha ciidamada difaaca [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-13T19:10:46+00:00","article_modified_time":"2020-08-13T19:19:52+00:00","og_image":[{"width":1447,"height":1114,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/","name":"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg","datePublished":"2020-08-13T19:10:46+00:00","dateModified":"2020-08-13T19:19:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/gettyimages-1137865709-2048x2048-1.jpg","width":1447,"height":1114},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisii-difaaca-itoobiya-oo-xabsi-guri-lageliyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirkiisii difaaca Itoobiya oo xabsi guri lageliyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149583"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149583"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149587,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149583\/revisions\/149587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149585"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}