{"id":149642,"date":"2020-08-15T11:21:45","date_gmt":"2020-08-15T08:21:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149642"},"modified":"2020-08-15T11:21:45","modified_gmt":"2020-08-15T08:21:45","slug":"farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149643\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas oola filayo in uu ka furmo shirka Dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo maanta tagayo magaalada Dhuusomareeb si uu u hogaamiyo wareega labaad ee shirka Dhuusomareeb ee loo balansanaa.<\/p>\n<p>\u201dIyada oo la tixraacayo dadaallada socda ee la xiriira dowlad-dhisidda iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah, horena loogu sii dhaqaajin lahaa wada hadalladii socday, ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u safri doonaa magaalada Dhuusamareeb si uu u hoggaamiyo wareegga labaad ee Shirka Wadatashiga\u201d ayuu yiri Afhayeenka Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa la sheegay in Madaxweyne Farmaajo ku cadaadiyeen in uu tago magaalada Dhuusomareeb kana qeyb galo shirkii loo balansanaa ee Dhuusomareeb 3.<\/p>\n<p>Shirka Dhuusomareeb ku yeelanayaan Madaxda dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada ee go\u2019aanka looga gaarayo doorashada dalka ayaa balantu aheyd in maanta dhaco hasa ahaatee waxaa muuqataa in dib u dhac kooban ku imaanayo.<\/p>\n<p>Beesha Caalamka qoraal shalay kasoo baxay ayaa loogu baaqay Madaxda dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada in ay ka qeyb galaan shirka Dhuusomareeb si go\u2019aan looga gaaro doorashada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas oola filayo in uu ka furmo shirka Dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo maanta tagayo magaalada Dhuusomareeb si uu u hogaamiyo wareega labaad ee shirka Dhuusomareeb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas oola filayo in uu ka furmo shirka Dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo maanta tagayo magaalada Dhuusomareeb si uu u hogaamiyo wareega labaad ee shirka Dhuusomareeb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-15T08:21:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/\",\"name\":\"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-15T08:21:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ,halkaas oola filayo in uu ka furmo shirka Dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo maanta tagayo magaalada Dhuusomareeb si uu u hogaamiyo wareega labaad ee shirka Dhuusomareeb [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-15T08:21:45+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/","name":"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg","datePublished":"2020-08-15T08:21:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Farmaajo-safar-1.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kusii-jeeda-dhuusomareeb-kadib-cadaadis-uga-yimid-beesha-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo kusii jeeda Dhuusomareeb kadib cadaadis uga yimid Beesha Caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149642"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149644,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149642\/revisions\/149644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149643"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}