{"id":149692,"date":"2020-08-21T12:43:21","date_gmt":"2020-08-21T09:43:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149692"},"modified":"2020-08-21T12:45:12","modified_gmt":"2020-08-21T09:45:12","slug":"akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021"},"content":{"rendered":"<p>Wareegii sadexaad ee shirka Dhuusmareeb ee arrimaha Doorashooyinka 2020\/21 ayaa lagu gaaray heshiis ku saabsan nooca doorasho ee dalka laga qabanayo, oo ka kooban 17 qodob, kuwaas oo kala ah:-<\/p>\n<p>1. In qaabka doorashada 2020\/21 noqoto mid Deegan Doorasho ah (Electoral constituency caucuses).<\/p>\n<p>2. In Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka-GMDQ oo kaashanaya Maamulada Dowlad Goboleedyada fududeeyan dhisida Guddi xulis oo loo dhanyahay oo ka kala imanaya Odayaasha iyo Bulshada Rayidka ah ee ka soo jeeda beesha wadaagta kursiga.<\/p>\n<p>3. In Ergada kursi kasta noqoto 301 oo ka imanaysa beesha kursiga wadaagta.<\/p>\n<p>4. In Dowlad Goboleed kasta laga asteeyo ugu yaraan afar (4) deegaan doorasha oo ay ka dhacdo doorashadu.<\/p>\n<p>5. In codbixiyeyaasha 3dii ilaa 5tii kursi ee hal goob doorasho wada yaala la isku dhafo kadibna si wadajir ah ugu codeeyaan dhamaan musharaxiinta xisbiyada ee ku tartamaya kuraastaas.<\/p>\n<p>6. In doorashadu kawada dhacdo dalka oo dhan hal maalin oo isku mid ah.<\/p>\n<p>7. Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinak Qaranku-GMDQ waxay kuraasta lagu asteeyey deegaan doorashooyin aan amni ahayn u wareejin karaan deegaan doorasho kale oo amni ah.<\/p>\n<p>8. In kuraasta Soomaaliland lagu doorto qaab doorasho dadban.<\/p>\n<p>9. In qorsheynta iyo fulinta doorashada looga danbeeyo Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) iyagoo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedyada iyo Bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>10. In doorashada lagu galo hannaanka xisbiyada badan.<\/p>\n<p>11. In Baarlamaanka Dowlad Goboleedyadu doortaan Aqalka Sare.<\/p>\n<p>12. In heshiiskan loo gudbiyo Golaha Shacabka si uu sharci u noqdo.<\/p>\n<p>13. Si doorashada wakhtigeeda ugu dhacdo waxaa la go\u2019aamiyey in GMDQ dardargaliso hirgelinta doorashada.<\/p>\n<p>14. Madaxda shirka waxa ka go\u2019an in ay sii wadaan dadaalka xal u helida tabashooyinka ku aadan arrimaha doorashooyinka 2020\/21 ee ay qabaan labada Dowlad Goboleed ee shirka ka maqan, waxaana rajeyneynaa in ay nagula soo biiraan wixii hawl ah oo dhiman.<\/p>\n<p>15. In la ilaaliyo 30%-ka saamiga Haweenka.<\/p>\n<p>16. Wuxuu shirku u mahad celin iyo boogaadin u jeedinayaa Madaxweynaha iyo shacabka Galmudug soo dhaweynta iyo martigalinta shirka.<\/p>\n<p>17. Sidoo kale shirku wuxuu u mahad celinayaa Beesha Caalamka oo mar walba dadka Soomaaliyeed lagarab taagan taageero dhan walba ah.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso war-saxaafadeedka shirka<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149695\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149696\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegii sadexaad ee shirka Dhuusmareeb ee arrimaha Doorashooyinka 2020\/21 ayaa lagu gaaray heshiis ku saabsan nooca doorasho ee dalka laga qabanayo, oo ka kooban 17 qodob, kuwaas oo kala ah:- 1. In qaabka doorashada 2020\/21 noqoto mid Deegan Doorasho ah (Electoral constituency caucuses). 2. In Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka-GMDQ oo kaashanaya Maamulada Dowlad Goboleedyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegii sadexaad ee shirka Dhuusmareeb ee arrimaha Doorashooyinka 2020\/21 ayaa lagu gaaray heshiis ku saabsan nooca doorasho ee dalka laga qabanayo, oo ka kooban 17 qodob, kuwaas oo kala ah:- 1. In qaabka doorashada 2020\/21 noqoto mid Deegan Doorasho ah (Electoral constituency caucuses). 2. In Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka-GMDQ oo kaashanaya Maamulada Dowlad Goboleedyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-21T09:43:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-21T09:45:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"779\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/\",\"name\":\"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-21T09:43:21+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-21T09:45:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg\",\"width\":1180,\"height\":779},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021 - Wardoon","og_description":"Wareegii sadexaad ee shirka Dhuusmareeb ee arrimaha Doorashooyinka 2020\/21 ayaa lagu gaaray heshiis ku saabsan nooca doorasho ee dalka laga qabanayo, oo ka kooban 17 qodob, kuwaas oo kala ah:- 1. In qaabka doorashada 2020\/21 noqoto mid Deegan Doorasho ah (Electoral constituency caucuses). 2. In Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka-GMDQ oo kaashanaya Maamulada Dowlad Goboleedyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-21T09:43:21+00:00","article_modified_time":"2020-08-21T09:45:12+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":779,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/","name":"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg","datePublished":"2020-08-21T09:43:21+00:00","dateModified":"2020-08-21T09:45:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Madaxda.jpg","width":1180,"height":779},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shirkii-dhuusamareeb-oo-la-soo-gebagebeeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo lagu heshiyay qaabka doorashada 2021"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149692"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149692"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149699,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149692\/revisions\/149699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149697"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}