{"id":149716,"date":"2020-08-21T23:02:32","date_gmt":"2020-08-21T20:02:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149716"},"modified":"2020-08-21T23:02:32","modified_gmt":"2020-08-21T20:02:32","slug":"erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/","title":{"rendered":"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku dhowaaqay inay heleen keyd weyn oo gaaska dabiiciga ah oo ku yaalla Badda Madow ee ku dhow xeebaha Turkiga.<\/p>\n<p>\u201cTurkey waxay sameysay shaac ka qaadistii ugu weyneyd ee gaas dabiici ah oo laga helo Badda Madow,\u201d ayuu yiri madaxweynaha Erdogan oo shacabka kala hadlay qasriga Dolmabahce Palace ee Istanbul.<\/p>\n<p>Markabka saliidda qoda ee Fatih ayaa helay qiyaastii 320 bilyan oo cubic meter oo gaas ah, sida uu sheegay Erdogan, oo shaaca ka qaaday war wanaagsan oo uu shacabka u ballan-qaaday horraantii toddobaadkan.<\/p>\n<p>Turkey ayaa qorsheyneysa inay gaaska u diyaariso shacabka sanadda 2021, sida uu sheegay madaxweynaha, isaga oo intaas ku daray in gaas kale oo dabiici ah oo laga helo goobo kale oo ka mid ah Badda Madow ay suurta-gal tahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jrmh4YJDNa0\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku dhowaaqay inay heleen keyd weyn oo gaaska dabiiciga ah oo ku yaalla Badda Madow ee ku dhow xeebaha Turkiga. \u201cTurkey waxay sameysay shaac ka qaadistii ugu weyneyd ee gaas dabiici ah oo laga helo Badda Madow,\u201d ayuu yiri madaxweynaha Erdogan oo shacabka kala hadlay qasriga Dolmabahce Palace [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku dhowaaqay inay heleen keyd weyn oo gaaska dabiiciga ah oo ku yaalla Badda Madow ee ku dhow xeebaha Turkiga. \u201cTurkey waxay sameysay shaac ka qaadistii ugu weyneyd ee gaas dabiici ah oo laga helo Badda Madow,\u201d ayuu yiri madaxweynaha Erdogan oo shacabka kala hadlay qasriga Dolmabahce Palace [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-21T20:02:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1887\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/\",\"name\":\"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-21T20:02:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1887},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku dhowaaqay inay heleen keyd weyn oo gaaska dabiiciga ah oo ku yaalla Badda Madow ee ku dhow xeebaha Turkiga. \u201cTurkey waxay sameysay shaac ka qaadistii ugu weyneyd ee gaas dabiici ah oo laga helo Badda Madow,\u201d ayuu yiri madaxweynaha Erdogan oo shacabka kala hadlay qasriga Dolmabahce Palace [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-21T20:02:32+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1887,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/","name":"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg","datePublished":"2020-08-21T20:02:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/53079-scaled-1.jpg","width":2560,"height":1887},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-ku-dhawaaqay-in-turkigu-ku-guulaystay-shidaal-baadhistii-bada-madawvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Erdogan Oo Ku Dhawaaqay In Turkigu Ku Guulaystay Shidaal Baadhistii Bada Madaw+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149716"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149718,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149716\/revisions\/149718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149717"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}