{"id":149728,"date":"2020-08-27T12:30:32","date_gmt":"2020-08-27T09:30:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149728"},"modified":"2020-08-27T12:40:03","modified_gmt":"2020-08-27T09:40:03","slug":"akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/","title":{"rendered":"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed  soo saaray+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha maamullada Jubbalnad iyo Puntland oo maalmihii u dambeeyey shirar ku lahaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan waxyaabihii ay ka wada-hadleen labada dhinac.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka arrinsadeen xaaladda guud ee dalka, si loo gaaro xal siyaasadeed, ka hor doorashooyinka 2020\/2021-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay inay wada-hadal dhanka teleefanka la yeesheen madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada, islamarkaana ay isla garteen in xal mideysan laga gaaro xaaladda dalka, gaar ahaan arrimah doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>War-murtiyeeedka ay soo saareen Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa sidoo kalelagu sheegay inay wada-hadal la geli doonaan dowladda federaalka ah, islamarkaana ay imaan doonaan Muqdisho oo uu ka dhici doono shirweyne wada-tashi ah oo dhex-mari doono madaxda dowladda dhexe, kuwa maamul goboleedyada iyo saamileyd kale ee dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa lagu sheegay in warsaxaafadeedka inay labada dhinac ay ka wada-hadleen iskaashiga ka dhexeeya Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Dhowaan ayey aheyd markii gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmdug lagu soo gabagabeeyey shir ay ka maqnaayeen Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, kaas oo lagu go\u2019aamiyey nooca doorasho ee sanadkan ka dhaceysa dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/633izpzL7Uw\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3dADXAMsic0\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149729\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149730\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"458\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-1-696x415.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-1-704x420.jpg 704w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"501\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-2-300x196.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-2-696x454.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/labo-2-644x420.jpg 644w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha maamullada Jubbalnad iyo Puntland oo maalmihii u dambeeyey shirar ku lahaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan waxyaabihii ay ka wada-hadleen labada dhinac. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka arrinsadeen xaaladda guud ee dalka, si loo gaaro xal siyaasadeed, ka hor doorashooyinka 2020\/2021-ka. Sidoo kale waxaa qoraalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149728","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha maamullada Jubbalnad iyo Puntland oo maalmihii u dambeeyey shirar ku lahaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan waxyaabihii ay ka wada-hadleen labada dhinac. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka arrinsadeen xaaladda guud ee dalka, si loo gaaro xal siyaasadeed, ka hor doorashooyinka 2020\/2021-ka. Sidoo kale waxaa qoraalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-27T09:30:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-27T09:40:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/\",\"name\":\"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-27T09:30:32+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-27T09:40:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha maamullada Jubbalnad iyo Puntland oo maalmihii u dambeeyey shirar ku lahaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan waxyaabihii ay ka wada-hadleen labada dhinac. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay ka arrinsadeen xaaladda guud ee dalka, si loo gaaro xal siyaasadeed, ka hor doorashooyinka 2020\/2021-ka. Sidoo kale waxaa qoraalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-27T09:30:32+00:00","article_modified_time":"2020-08-27T09:40:03+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/","name":"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg","datePublished":"2020-08-27T09:30:32+00:00","dateModified":"2020-08-27T09:40:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Madoobe-1.jpg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-deni-iyo-axmed-madoobe-oo-war-murtiyeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Deni iyo Axmed Madoobe oo War- Murtiyeed soo saaray+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149728"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149728"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149742,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149728\/revisions\/149742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149733"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}