{"id":149741,"date":"2020-08-27T12:49:31","date_gmt":"2020-08-27T09:49:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149741"},"modified":"2020-08-27T12:49:43","modified_gmt":"2020-08-27T09:49:43","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudg.<\/p>\n<p>Waxaana Garoonka Kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr\u201dmaxamed Nuur Gacal Wasiiro Iyo Xildhibaanno Katirsan Barlamaanka Galmudug iyo qaybaha kale ee bulshada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa waxaa socadalkiisa ku weheliya iyo Senataro ka tirsan Golaha Aqalka Sare, waxaana sida la sheegay safarkoodu la xariiraa ka qeeyb galka furinta fadhiga Baarlamanka Galmudug oo lagu wado in uu maanta Furmo.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararku waxaa ay sheegyaan in guddoomiyaha iyo wafdigiisu ay halkaas u tageen safar shaqo, balse wali guddoomiyhu ma caddeeyn u jeedkiisa marka laga reebo in ay ka qayb galayaan furitaanka Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149743\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149744\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudg. Waxaana Garoonka Kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr\u201dmaxamed Nuur Gacal Wasiiro Iyo Xildhibaanno Katirsan Barlamaanka Galmudug iyo qaybaha kale ee bulshada. Guddoomiyaha ayaa waxaa socadalkiisa ku weheliya iyo Senataro ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149741","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudg. Waxaana Garoonka Kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr\u201dmaxamed Nuur Gacal Wasiiro Iyo Xildhibaanno Katirsan Barlamaanka Galmudug iyo qaybaha kale ee bulshada. Guddoomiyaha ayaa waxaa socadalkiisa ku weheliya iyo Senataro ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-27T09:49:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-27T09:49:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-27T09:49:31+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-27T09:49:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro - Wardoon","og_description":"Wafdi uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudg. Waxaana Garoonka Kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr\u201dmaxamed Nuur Gacal Wasiiro Iyo Xildhibaanno Katirsan Barlamaanka Galmudug iyo qaybaha kale ee bulshada. Guddoomiyaha ayaa waxaa socadalkiisa ku weheliya iyo Senataro ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-27T09:49:31+00:00","article_modified_time":"2020-08-27T09:49:43+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/","name":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-08-27T09:49:31+00:00","dateModified":"2020-08-27T09:49:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/aqal-s-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-tagay-dhuusamareeb-sawiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo tagay Dhuusamareeb + Sawiro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149741"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149741"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149745,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149741\/revisions\/149745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149744"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}