{"id":149746,"date":"2020-08-27T13:00:09","date_gmt":"2020-08-27T10:00:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149746"},"modified":"2020-08-27T13:00:09","modified_gmt":"2020-08-27T10:00:09","slug":"daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/","title":{"rendered":"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde"},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayey munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in weli dowladda Soomaaliya ay wado tacadiyada ay ku heyso siyaasiyiinta iyo mas\u2019uuliyiintii hore.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa khudbaddiisa ku sheegay in shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagu celiyey Ra\u2019iisul wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, kadib markii ay is hortaag ku sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Somalia.<\/p>\n<p>Ma shaacin halka uu ku jeeday Khayre, balse wuxuu tilmaamay in loo adeegsaday ciidamadii uu dhisayey saddexdii sano ee uu ahaa Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201dMaantadan waxaa la ii sheegay nin wasiirada Galmudug ka mid ah oo maanta ka yimid Muqdisho in Airoport-kii lagu celiyey Ra\u2019iisul wasaarihii ninka ahaan jiray in isbraaro loo dhigtay Xasan Cali Khayre.\u201d ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyey \u201dCiidanka marka haddaan loo sheegin shaqadaada waxay tahay amniga, shaqaada waxay tahay inaad dowladnimada dhowrto, shaqadada waxay tahay inaad Dastuurka ilaaliso oo hub loo dhiibo mooryaanka wuxuu ka bedalan yahay malaha haddii qofkii la raboloo isticmaali karo.\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey.<\/p>\n<p>Caasimada Online ma xaqiijin karto warkan uu shaaciyey siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, iyadoona mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo aan la xiriirnay ay ka gaabsadeen inay ka hadlaan falkaasi la sheegay in lagu celiyey, R\/wasaare Khayre.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan dalka uu ku jiro xalaada cakiran iyo marxalad kala guur ah oo la\u2019isku diyaarinayo doorashooyinka 2020\/2021-ka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F331768874642679%2F&amp;show_text=0&amp;width=876\" width=\"876\" height=\"776\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayey munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in weli dowladda Soomaaliya ay wado tacadiyada ay ku heyso siyaasiyiinta iyo mas\u2019uuliyiintii hore. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa khudbaddiisa ku sheegay in shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagu celiyey Ra\u2019iisul wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, kadib markii ay is hortaag ku sameeyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayey munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in weli dowladda Soomaaliya ay wado tacadiyada ay ku heyso siyaasiyiinta iyo mas\u2019uuliyiintii hore. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa khudbaddiisa ku sheegay in shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagu celiyey Ra\u2019iisul wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, kadib markii ay is hortaag ku sameeyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-27T10:00:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/\",\"name\":\"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-27T10:00:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde - Wardoon","og_description":"Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlayey munaasabad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in weli dowladda Soomaaliya ay wado tacadiyada ay ku heyso siyaasiyiinta iyo mas\u2019uuliyiintii hore. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa khudbaddiisa ku sheegay in shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagu celiyey Ra\u2019iisul wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, kadib markii ay is hortaag ku sameeyeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-27T10:00:09+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/","name":"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg","datePublished":"2020-08-27T10:00:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/113644675_c94fca3b-b1f2-47c8-8b9d-1be214fe92ad.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-cali-khayre-oo-laga-celiyey-garoonka-aadan-cadde\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xasan Cali Khayre oo laga celiyey garoonka Aadan Cadde"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149746"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149746"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149749,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149746\/revisions\/149749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149748"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}