{"id":149764,"date":"2020-08-27T15:16:50","date_gmt":"2020-08-27T12:16:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149764"},"modified":"2020-08-27T15:16:50","modified_gmt":"2020-08-27T12:16:50","slug":"daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Shariif Xasan&#8221;Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, isagoo tan iyo 2018-kii ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa markii uu soo gaaray Muqdisho wuxuu la hadlay warbaahinta, isagoo si gaar ah uga hadlay xaaladda guud ee xilligaan uu marayo dalka iyo marxaladda kala guurka.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ayaa ugu horeyn dhinacyada siyaasadda ugu baaqay inay aragtiyadooda isugu geeyaan doorashada guud ee la filayo inay dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in waqtigaan uusan aheyn xilli mucaarad iyo muxaafad loo kala safto kaliya balse loo baahan yahay in dalka uusan ka hoos marin heerarkii horey loo soo maray.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa sheegay in sunna ay tahay dalka taladiisa qori isku dhiib ay tahay , islamarkaana waxaa uu ku baaqay in doorashada ay ku dhacdo waqtigeeda, isagoona ka digay khilaaf siyaasadeed oo ka dhasha doorashada.<\/p>\n<p>\u201cWaa sunna in dalka taladiisa qoray isku dhiib laga dhigo doorashadane ay ku dhacdo si nabad ah oo aan khilaaf dhalin, doorashada ayuu sheegay in laga wada qeyb qaato ruux walibana calafkiisa uu qaadan doono,waxaan moodayay in ley hilmaamay blse may dhicin mar haddii si heer sareysa leysoo dhaweeyay\u201d.<\/p>\n<p>Socdaalka Shariif Xasan ee Muqdisho ayaa ku soo aaday, iyadoo haatan uu dalku ku jiro marxlad doorasho, islamarkaana ay bilaaban doonaan wada-tashiyo ballaaran oo u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4onxnlAZ_mU\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/M06wnM0h64A\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, isagoo tan iyo 2018-kii ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya. Shariif Xasan ayaa markii uu soo gaaray Muqdisho wuxuu la hadlay warbaahinta, isagoo si gaar ah uga hadlay xaaladda guud ee xilligaan uu marayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149765,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Shariif Xasan&#039;&#039;Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Shariif Xasan&#039;&#039;Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, isagoo tan iyo 2018-kii ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya. Shariif Xasan ayaa markii uu soo gaaray Muqdisho wuxuu la hadlay warbaahinta, isagoo si gaar ah uga hadlay xaaladda guud ee xilligaan uu marayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-27T12:16:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"538\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/\",\"name\":\"DAAWO: Shariif Xasan''Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2020-08-27T12:16:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png\",\"width\":706,\"height\":538},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Shariif Xasan&#8221;Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Shariif Xasan''Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Shariif Xasan''Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay'' - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, isagoo tan iyo 2018-kii ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimada Kenya. Shariif Xasan ayaa markii uu soo gaaray Muqdisho wuxuu la hadlay warbaahinta, isagoo si gaar ah uga hadlay xaaladda guud ee xilligaan uu marayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-27T12:16:50+00:00","og_image":[{"width":706,"height":538,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/","name":"DAAWO: Shariif Xasan''Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png","datePublished":"2020-08-27T12:16:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-18.png","width":706,"height":538},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shariif-xasandoorashada-2020-201-waa-in-ay-ku-dhacdaa-si-nabadgalya-ah-oo-la-isla-ogol-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Shariif Xasan&#8221;Doorashada 2020-201 waa in ay ku dhacdaa si nabadgalya ah oo la isla ogol yahay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149764"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149766,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149764\/revisions\/149766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149765"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}