{"id":149797,"date":"2020-08-29T11:06:30","date_gmt":"2020-08-29T08:06:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149797"},"modified":"2020-08-29T11:06:30","modified_gmt":"2020-08-29T08:06:30","slug":"golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyey qaraarka 2540 (2020), kaasi oo muddo sanad ah ku kurdhiyey muddo xileedka xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasi oo lagu aas-aasay qaraarkii 2158 (2014).<\/p>\n<p>Isla qaraarkan ayaa Golaha Ammaanka waxa uu ku sheegay inuu soo dhoweynayo kulamadii dhowaanahan dhex-marayey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowldaha xubnaha ka ah, waxaana uu adkeeyey inay muhiim tahay wada-shaqeyn buuxda oo dhex marta.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu [golaha] xusayaa mas\u2019uuliyadda dhammaan dhinacyadan ka saaraan horumarinta wada-shaqeyntooda iyo wada-hadalladii ay dowladda federaalka hoggaamineysay ee Dhuusamareeb, wuxuuna hoosta ka xariiqayaa muhiimadda wada-shaqeynta iyo heshiis laga gaaro arrimaha muhiimka u ah qaranka,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cArrimahaas waxaa ka mid ah fulinta Qorshaha Amniga Qaranka, heshiis ka gaarista nidaamka cadaaladda federaalka, qeybsiga awoodaha iyo kheyraadka, dib u eegista dastuurka, iyo qorsheynta iyo qabashada doorashooyinka qaranka.\u201d<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ayaa mar kale ku celiyey inay muhiim tahay siyaasad loo dhan yahay iyo doorashooyin dimoqraadi ah oo Soomaaliya laga qabto, si ay taasi u xaqiijiso amniga iyo xasilloonida muddada fog ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDowladda federaalka ah ayaa leh mas\u2019uuliyadda koowaad ee ah ka dhabeynta waxyaabaha ay Soomaaliya hiigsaneyso, ayada oo si dhow ula shaqeyneysa dowlad goboleedyada,\u201d ayaa lagu yiri qaraarka.<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ayaa ugu dambeyn sheegay inuu dib u eegis joogto ah ku hayn doono xaaladda Soomaaliya, islamarkaana uu isbeddel ku sameyn karo qaar ka mid ah qodobada ku jira qaraarkan iyo qaraaradii hore, haddii loo baahdo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyey qaraarka 2540 (2020), kaasi oo muddo sanad ah ku kurdhiyey muddo xileedka xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasi oo lagu aas-aasay qaraarkii 2158 (2014). Isla qaraarkan ayaa Golaha Ammaanka waxa uu ku sheegay inuu soo dhoweynayo kulamadii dhowaanahan dhex-marayey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Ammaanka QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyey qaraarka 2540 (2020), kaasi oo muddo sanad ah ku kurdhiyey muddo xileedka xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasi oo lagu aas-aasay qaraarkii 2158 (2014). Isla qaraarkan ayaa Golaha Ammaanka waxa uu ku sheegay inuu soo dhoweynayo kulamadii dhowaanahan dhex-marayey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-29T08:06:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/\",\"name\":\"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-29T08:06:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg\",\"width\":1200,\"height\":648},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada - Wardoon","og_description":"Golaha Ammaanka QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyey qaraarka 2540 (2020), kaasi oo muddo sanad ah ku kurdhiyey muddo xileedka xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, kaasi oo lagu aas-aasay qaraarkii 2158 (2014). Isla qaraarkan ayaa Golaha Ammaanka waxa uu ku sheegay inuu soo dhoweynayo kulamadii dhowaanahan dhex-marayey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-29T08:06:30+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":648,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/","name":"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg","datePublished":"2020-08-29T08:06:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Golaha-ammaanka.jpg","width":1200,"height":648},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-qm-oo-fariiin-u-diray-df-iyo-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Ammaanka QM oo fariiin u diray DF iyo dowlad goboleedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149797"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149799,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149797\/revisions\/149799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149798"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}