{"id":149812,"date":"2020-08-30T11:36:53","date_gmt":"2020-08-30T08:36:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149812"},"modified":"2020-08-30T11:38:38","modified_gmt":"2020-08-30T08:38:38","slug":"goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/","title":{"rendered":"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo hadal siiyey warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan qiimeyn rasmi ah lagu sameyn doono tayada dhammaan Jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Goodax Barre ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in la ogaado cilmiga ay ardayda Soomaaliyeed siiyaan Jaamacadaha dalka.<\/p>\n<p>\u201dWaxaa la qiimaynayaa tayada Jaamacadaha, si loo ogaado Cilmiga ay ardaydu siiyaan.\u201d ayuu yri wasiir Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in qiimeynta ay haatan bilaabatay, islamarkaana guddi gaar ah loo saaray, kaas oo soo bandhigi doono dhammaadka sanadkan 2020-ka.<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in Jaamacaha aan duruustooda sugneyn aysan dalka ka sii shaqeyn doonin, halka kuwa tayadooda ay wanaagsan tahay ay sii wadan doonaan shaqada, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaa arrin lagu hubinayo awoodda tacliinta Jaamacadaha, kuwa tayadoodu wanaagsan tahay waa ay sii shaqeynayaan, halka kuwa meelaha dhexdhexaad ah la isu biirinayo si awooddoodu mid loogu dhigo, balse Jaamacadaha aan duruustooda sugneen ma sii shaqeyn doonaan\u201d ayuu yiri hadalkiisa sii raaciyey siihaya wasiirka waxbarashada Somalia.<\/p>\n<p>Si kasbata ha\u2019ahaatee hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli sanadihii dambe ay aad u soo kordhayeen Jaamacaha ku yaalla dalka, kuwaas oo qaarkood laga deyriyey tayooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F354318598932012%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo hadal siiyey warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan qiimeyn rasmi ah lagu sameyn doono tayada dhammaan Jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Goodax Barre ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in la ogaado cilmiga ay ardayda Soomaaliyeed siiyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo hadal siiyey warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan qiimeyn rasmi ah lagu sameyn doono tayada dhammaan Jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Goodax Barre ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in la ogaado cilmiga ay ardayda Soomaaliyeed siiyaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-30T08:36:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-30T08:38:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"724\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"528\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/\",\"name\":\"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png\",\"datePublished\":\"2020-08-30T08:36:53+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-30T08:38:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png\",\"width\":724,\"height\":528},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ah Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo hadal siiyey warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan qiimeyn rasmi ah lagu sameyn doono tayada dhammaan Jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka, gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Goodax Barre ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in la ogaado cilmiga ay ardayda Soomaaliyeed siiyaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-30T08:36:53+00:00","article_modified_time":"2020-08-30T08:38:38+00:00","og_image":[{"width":724,"height":528,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/","name":"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png","datePublished":"2020-08-30T08:36:53+00:00","dateModified":"2020-08-30T08:38:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-20.png","width":724,"height":528},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-oo-doonayo-inuu-xiro-jaamacado-badanvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Goodax Barre oo doonayo inuu xiro jaamacado badan+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149812"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149814,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149812\/revisions\/149814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149813"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}