{"id":149866,"date":"2020-08-31T21:44:27","date_gmt":"2020-08-31T18:44:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149866"},"modified":"2020-08-31T21:45:11","modified_gmt":"2020-08-31T18:45:11","slug":"aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/","title":{"rendered":"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu geysto falkaan argagaxa leh xilli uu gacanta ugu jiro ciidanka Booliska magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Muxumed Dhaayow Aadan oo ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu wabiga ku tuuro wiilkiisa oo lugaha iyo gacmaha ka xiran.<\/p>\n<p>Aabaha wuxuu sheegay in wiilkiisa uu bartay waxyaabaha maanka dooriya, sidoo kalana uu naftiisa kala cabsaday.<\/p>\n<p>\u201cWaan qabtay waan xir-xiray kadibna wabiga ayaan ku tuuray, waxa igu kalifay inaan dilo waxey tahay wuxuu noqday cabtooy, wuxuu halis galiyay nafteyda iyo maalkeyga, 9 sac oo mid irmaan ah ku jirto ayuu iga qashay, dariska wuu ka dhameeyay xoolahii, wax uu dhaafaayo maba jirin, waan daalay, sidii aan hanti uga gudaayay, markii dambe wuxuu bilaabay af xumo iyo waan ku tumaa, habeen hore ayaan qabtay, waan xir-xiray, wabiga ayaana ku tuuray\u201d ayuu yiri Muxumed Dhaayow.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo ay magaalada Jowhar marqaati u noqoto aabe dilay wiilkiisa, dhawaan ayey aheyd markii aabe uu wiilkiisa oo 14-jir ah gowracay.<\/p>\n<p>Wiilka wabiga lagu riday waxaa da\u2019diisa lagu sheegay 20-jir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EB7vbE2iEP4\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu geysto falkaan argagaxa leh xilli uu gacanta ugu jiro ciidanka Booliska magaalada Jowhar. Muxumed Dhaayow Aadan oo ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu wabiga ku tuuro wiilkiisa oo lugaha iyo gacmaha ka xiran. Aabaha wuxuu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu geysto falkaan argagaxa leh xilli uu gacanta ugu jiro ciidanka Booliska magaalada Jowhar. Muxumed Dhaayow Aadan oo ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu wabiga ku tuuro wiilkiisa oo lugaha iyo gacmaha ka xiran. Aabaha wuxuu sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-31T18:44:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-08-31T18:45:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"741\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/\",\"name\":\"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-31T18:44:27+00:00\",\"dateModified\":\"2020-08-31T18:45:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg\",\"width\":741,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu geysto falkaan argagaxa leh xilli uu gacanta ugu jiro ciidanka Booliska magaalada Jowhar. Muxumed Dhaayow Aadan oo ay gacanta ku hayaan ciidanka booliska ayaa sharraxay sababta ku kaliftay inuu wabiga ku tuuro wiilkiisa oo lugaha iyo gacmaha ka xiran. Aabaha wuxuu sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-31T18:44:27+00:00","article_modified_time":"2020-08-31T18:45:11+00:00","og_image":[{"width":741,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/","name":"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg","datePublished":"2020-08-31T18:44:27+00:00","dateModified":"2020-08-31T18:45:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Dhaayow.jpg","width":741,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aabihii-wiilkiisa-wabiga-ku-tuuray-oo-lawareestayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aabihii wiilkiisa wabiga ku tuuray oo lawareestay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149866"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149867,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149866\/revisions\/149867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149869"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}