{"id":149884,"date":"2020-09-01T11:41:26","date_gmt":"2020-09-01T08:41:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149884"},"modified":"2020-09-01T11:42:47","modified_gmt":"2020-09-01T08:42:47","slug":"wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149885\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118718020_2782224095346697_3817806024312877128_o.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118718020_2782224095346697_3817806024312877128_o.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118718020_2782224095346697_3817806024312877128_o-169x300.jpg 169w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118718020_2782224095346697_3817806024312877128_o-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Shibis ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa xil-kaas loogu magacaabay, Cali Axmed Cabdulle (Cali Soomaali).<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo in dardar-geliyo howlaha maamulka degmada Shibis, kadib markii bishii April ee sanadkaan 2020-ka xil-ka laga qaaday guddoomiyihii degmadaasi, Mudane Cabdiraxamaan Sayid Cali.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu faray guddoomiyaha cusub inuu xil-ka si deg deg ah ula wareego, iyadoona laga codsaday laamaha amniga inay si dhow ula shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Cali Soomaali ayaa ahaa Wariye ka soo shaqeeyey gudaha dalka, gaar ahaan Idaacadda Shabelle, inkastoo markii dambe uu waxbarasho u aaday dalka dibaddiisa, gaar ahaan Bangladesh, wuxuuna ku soo diyaariyey heerka 2aad ee jaamacadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa xil-kaas loogu magacaabay, Cali Axmed Cabdulle (Cali Soomaali). Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo in dardar-geliyo howlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa xil-kaas loogu magacaabay, Cali Axmed Cabdulle (Cali Soomaali). Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo in dardar-geliyo howlaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-01T08:41:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-01T08:42:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"485\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2020-09-01T08:41:26+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-01T08:42:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png\",\"width\":422,\"height\":485},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir. - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday xafiiska duqa magaalada Muqdisho ayaa waxaa xil-kaas loogu magacaabay, Cali Axmed Cabdulle (Cali Soomaali). Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo in dardar-geliyo howlaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-01T08:41:26+00:00","article_modified_time":"2020-09-01T08:42:47+00:00","og_image":[{"width":422,"height":485,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/","name":"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png","datePublished":"2020-09-01T08:41:26+00:00","dateModified":"2020-09-01T08:42:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture.png","width":422,"height":485},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-cali-soomaali-oo-loomagacaabay-gudomiyaha-degmada-shibis-ee-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye Cali Soomaali oo loomagacaabay gudomiyaha degmada Shibis ee gobolka Banaadir."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149884"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149887,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149884\/revisions\/149887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149886"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}