{"id":149902,"date":"2020-09-01T20:11:56","date_gmt":"2020-09-01T17:11:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149902"},"modified":"2020-09-01T20:11:56","modified_gmt":"2020-09-01T17:11:56","slug":"deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto.<\/p>\n<p>Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno ee Garoonka mana jirto cid kale oo ku wehelida mas\u2019uuliyiinta shirkaas Al-baabadu uxiran yihiin.<\/p>\n<p>Sababta keentay inkulan ka la qabto ayaa ilo hoose waxaa ay sheegayaan in Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya uu damaanad qaade ka yahay Wada hadalada dhowaan dhex maraya Saciid Cabullaahi Deni Madaxweynaha Puntland , Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.<\/p>\n<p>Mamulada Jubbland iyo Puntland ayaa horay u shaaciyay in ay doonayan cid daamanad ka noqota wada-hadalka u billaabanayan Dowladda dhexe iyo labada maamul, waxaana horay ay dhowr jeer ay ugu cel-celiyeen in loo baahan yahay in beesha caalamka ay damaanad ka noqoto waxyaabaha laga wada hadlo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149903\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149904\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/kulanka-5-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/kulanka-5-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/kulanka-5-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/kulanka-5-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/kulanka-5-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno ee Garoonka mana jirto cid kale oo ku wehelida mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno ee Garoonka mana jirto cid kale oo ku wehelida mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-01T17:11:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/\",\"name\":\"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-01T17:11:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha Jubbland iyo puntland ayaa kulan xasaasi ah oo albaabadu u xiran yihiin waxaa ay garoonka aadan cadde kula leeyihiin Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaliya Donald Yamamoto. Warar hoose ayaa sheegay in kulanku uu socdo, waxaana lagu qabtay sida la sheegay qaybta VIP-da loo yaqaanno ee Garoonka mana jirto cid kale oo ku wehelida mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-01T17:11:56+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/","name":"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-09-01T17:11:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118722375_1828089910665235_1142166783578606884_o-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-iyo-axmed-madoobe-oo-lakulmay-safiirka-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni Iyo Axmed Madoobe oo lakulmay Safiirka Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149902"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149905,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149902\/revisions\/149905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}