{"id":149937,"date":"2020-09-03T12:07:21","date_gmt":"2020-09-03T09:07:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149937"},"modified":"2020-09-03T12:07:21","modified_gmt":"2020-09-03T09:07:21","slug":"boorama-oo-qarax-kadhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/","title":{"rendered":"Boorama oo qarax kadhacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149938\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg\" alt=\"\" width=\"550\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg 550w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining-300x208.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining-218x150.jpg 218w\" sizes=\"(max-width: 550px) 100vw, 550px\" \/>Faah faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu qaaday xarun wasaaradda maaliyadda Somaliland ay ku leedahay gudaha magaalada Boorama ee gobolka Awdal.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in khasaare kala duwan oo isugu jira dhaawac iyo burbur hantiyeed uu geystay weerarkaasi, islamarkaana ay baxsadeen kooxihii fuliyey.<\/p>\n<p>Ugu yaraan hal ayaa ku dhaawacmay, kaas oo ahaa shaqaale ka tirsan wasaaradda oo xilliga uu weerarka dhacayey ku sugnaa xarunta, sidoo kale waxaa uu burbur xoogan soo gaarauy dhismaha darbiga ee qaraxa lagu dhuftay ee gawaari tiilay halkaasi.<\/p>\n<p>Dhinaca kae Cabdirashiid Cabdi Jaamac oo ah guddoomiyaha garabka dhalinyarada Xisbiga Waddani oo degan xaafadda uu weerarku ka dhacay ayaa ka warbixiyey qaraxaasi, wuxuuna sheegay in mar qura ay maqleen jugta bamka, abaare 11:50 Habeenimo.<\/p>\n<p>\u201cAbaaro 11:50 Habeenimo waxa aan maqalnay dhawaq xoog wayn iyo quruurux jiingada guriga noogu soo daatay. ka dib waxa isku soo baxay dadkii jaarka ahaa, waxa la iswaydiiyay waxa uu ahaa iyo halkuu ka dhacay. Ka dib waxa aan la hadlay ilaalada Wasaarada Maaliyada oo aanu isku dhagsan nahay, waxayna ii sheegeen in bam ku soo dhex dhacay daarada wasaarada maaliyada, isla markaana gawarida dhextaala Xarunta muraayada qaarkood ka jabiyay ayuu yiri\u201d Cabdi Rashiid Jaamac.<\/p>\n<p>Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada Somaliland oo ku aadan weerarkaasi, balse xaaladda saaka ah mid aad u degan.<\/p>\n<p>Inta badan waxaa gobollada qaar ee Somaliland weeraro ka fuliyo jabhado hubeysan oo si ka soo horjeeda maamulkaasi, balse illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay qaraxaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu qaaday xarun wasaaradda maaliyadda Somaliland ay ku leedahay gudaha magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Wararka ayaa sheegaya in khasaare kala duwan oo isugu jira dhaawac iyo burbur hantiyeed uu geystay weerarkaasi, islamarkaana ay baxsadeen kooxihii fuliyey. Ugu yaraan hal ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boorama oo qarax kadhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boorama oo qarax kadhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu qaaday xarun wasaaradda maaliyadda Somaliland ay ku leedahay gudaha magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Wararka ayaa sheegaya in khasaare kala duwan oo isugu jira dhaawac iyo burbur hantiyeed uu geystay weerarkaasi, islamarkaana ay baxsadeen kooxihii fuliyey. Ugu yaraan hal ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-03T09:07:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"550\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/\",\"name\":\"Boorama oo qarax kadhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-03T09:07:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg\",\"width\":550,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boorama oo qarax kadhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boorama oo qarax kadhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boorama oo qarax kadhacay - Wardoon","og_description":"Faah faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu qaaday xarun wasaaradda maaliyadda Somaliland ay ku leedahay gudaha magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Wararka ayaa sheegaya in khasaare kala duwan oo isugu jira dhaawac iyo burbur hantiyeed uu geystay weerarkaasi, islamarkaana ay baxsadeen kooxihii fuliyey. Ugu yaraan hal ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-03T09:07:21+00:00","og_image":[{"width":550,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/","name":"Boorama oo qarax kadhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg","datePublished":"2020-09-03T09:07:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/saw-hotel-outside-dining.jpg","width":550,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boorama-oo-qarax-kadhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boorama oo qarax kadhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149937"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149939,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149937\/revisions\/149939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149938"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}