{"id":149961,"date":"2020-09-03T15:16:13","date_gmt":"2020-09-03T12:16:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149961"},"modified":"2020-09-03T21:43:53","modified_gmt":"2020-09-03T18:43:53","slug":"daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su&#8217;aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni"},"content":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni iyo madaxweyne Axmed Madoobe inay madaxweyne Farmaajo ku qanciyaan inuu magacaabo raysal wasaare ka hor inta aysan wax wada hadal ah la galin.<\/p>\n<p>Cabdiqeybdiid ayaa u sheegay inay ku adkaysteen go\u2019aankoodii ahaa in lasoo magacaabo raysal wasaare fuliya heshiisyada la galayo, isagoo sheegay haddii taas ay dhici weydo inay u muuqanayso in ay u yimaadeen heshiiska Farmaajo oo aysan wadin xal dan u ah umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cMar haddii aanu xukuumadi jirin, hadda wixii la qabtaa waxay noqonayaan wax shakhsiyaa qabteen, ma idinkugu jirtaa qorshaha mudada aad joogtaan Xamar inaad madaxweynaha ku qancisaan inuu magacaabo Raysal wasaare,\u201d ayuu yidhi Sanator Qeybdiid.<\/p>\n<p>Cabdiqeydiid ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uusan ku jirin rabitaan ah inuu soo magacaabo raysal wasaare.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland oo ka jawaabayay hadalka Senatorka ayaa sheegay imaatinkooda Muqdisho inuusan qorshaha ugu jirin arrinta raysal wasaaraha, isagoo ku macneeyay in ay Puntland keli ku noqotay qeylo dhaanta raysal wasaaraha.<\/p>\n<p>Hadaladan ayay masuuliyiinta ka sheegeen xilli madaxweyne Deni uu maanta la hadlayay xildhibaanada aqalka sare.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/drktISiZv84\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni iyo madaxweyne Axmed Madoobe inay madaxweyne Farmaajo ku qanciyaan inuu magacaabo raysal wasaare ka hor inta aysan wax wada hadal ah la galin. Cabdiqeybdiid ayaa u sheegay inay ku adkaysteen go\u2019aankoodii ahaa in lasoo magacaabo raysal wasaare fuliya heshiisyada la galayo, isagoo sheegay haddii taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149962,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149961","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su&#039;aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su&#039;aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni iyo madaxweyne Axmed Madoobe inay madaxweyne Farmaajo ku qanciyaan inuu magacaabo raysal wasaare ka hor inta aysan wax wada hadal ah la galin. Cabdiqeybdiid ayaa u sheegay inay ku adkaysteen go\u2019aankoodii ahaa in lasoo magacaabo raysal wasaare fuliya heshiisyada la galayo, isagoo sheegay haddii taas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-03T12:16:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-03T18:43:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"544\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/\",\"name\":\"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su'aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png\",\"datePublished\":\"2020-09-03T12:16:13+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-03T18:43:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png\",\"width\":544,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su&#8217;aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su'aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su'aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni - Wardoon","og_description":"Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni iyo madaxweyne Axmed Madoobe inay madaxweyne Farmaajo ku qanciyaan inuu magacaabo raysal wasaare ka hor inta aysan wax wada hadal ah la galin. Cabdiqeybdiid ayaa u sheegay inay ku adkaysteen go\u2019aankoodii ahaa in lasoo magacaabo raysal wasaare fuliya heshiisyada la galayo, isagoo sheegay haddii taas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-03T12:16:13+00:00","article_modified_time":"2020-09-03T18:43:53+00:00","og_image":[{"width":544,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/","name":"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su'aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png","datePublished":"2020-09-03T12:16:13+00:00","dateModified":"2020-09-03T18:43:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-5.png","width":544,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-senator-c-qeybdiid-oo-suaal-adag-hordhigay-deni-iyo-jawaabta-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Senator C\/qeybdiid oo Su&#8217;aal adag hordhigay Deni iyo Jawaabta Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149961"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149961"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149982,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149961\/revisions\/149982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149962"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}