{"id":149996,"date":"2020-09-04T14:28:52","date_gmt":"2020-09-04T11:28:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149996"},"modified":"2020-09-05T02:23:54","modified_gmt":"2020-09-04T23:23:54","slug":"wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/","title":{"rendered":"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149997\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-2048x1366.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/>Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay sida laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare.<\/p>\n<p>Wasiir Goodax Barre oo ka hadlayey barnaamij ka baxayey warbaahinta dowlada ayaa sheegay in marnaba aysan dhici karin in Shahaado la siiyo Arday aan gelin imtixanka dowladda, isla markaana Ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada Dugsiga Sare.<\/p>\n<p>Waxaa uu arrintaas dhibaatada ka timaada dusha ka saaray maamulka Puntland oo uu sheegay ineysan ka fekeynin aayaha iyo mustaqbalka caruurta degaanadaas ku nool.<\/p>\n<p>Madaxda Sare ee Puntland ayuu ugu baaqay in aan la siyaasadeyn imtixaanka iyo waxbarashada Carruurta, isagoo sheegay inuu aad uga xun yahay in Ardayda Puntland aysan helin shahaadada.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in sida ay doonayaan madaxda Puntland ee la xiriirta qaadista imtixaanka ay wax badan oo kale meesha ka bixi doonaan uuna imaan doono tafaraaruq, waxaana uu Puntland ugu baaqay inay qaataan Buugaagta Manhajka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1ANK8u35YhA\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay sida laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasiir Goodax Barre oo ka hadlayey barnaamij ka baxayey warbaahinta dowlada ayaa sheegay in marnaba aysan dhici karin in Shahaado la siiyo Arday aan gelin imtixanka dowladda, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149997,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay sida laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasiir Goodax Barre oo ka hadlayey barnaamij ka baxayey warbaahinta dowlada ayaa sheegay in marnaba aysan dhici karin in Shahaado la siiyo Arday aan gelin imtixanka dowladda, isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-04T11:28:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-04T23:23:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/\",\"name\":\"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-04T11:28:52+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-04T23:23:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland - Wardoon","og_description":"Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay sida laga yeelayo ardayda Puntland ee aan gelin Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasiir Goodax Barre oo ka hadlayey barnaamij ka baxayey warbaahinta dowlada ayaa sheegay in marnaba aysan dhici karin in Shahaado la siiyo Arday aan gelin imtixanka dowladda, isla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-04T11:28:52+00:00","article_modified_time":"2020-09-04T23:23:54+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/","name":"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","datePublished":"2020-09-04T11:28:52+00:00","dateModified":"2020-09-04T23:23:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/48884843477_4df4326af5_5k-scaled-1.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-markale-diiday-in-shahaado-lasiiyo-ardayda-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Goodax oo markale diiday in shahaado lasiiyo ardayda Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149996"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150006,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149996\/revisions\/150006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149997"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}