{"id":150007,"date":"2020-09-05T11:38:31","date_gmt":"2020-09-05T08:38:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150007"},"modified":"2020-09-05T11:38:31","modified_gmt":"2020-09-05T08:38:31","slug":"jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug, Mudane Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Jabuuti ayaa la kulmay wasiirada wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo taliyeyaasha ciidamada ee wadankaasi.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diirada lagu saaray arrimo dhowr ah, sida amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa intii uu soday shirkan lagu soo qaaday sidii ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISIOM ay uga qeyb qaadan lahaayeen howlgallada ka socda deegaanada maamulka Galmudug, kuwaas oo lagu doonayo in lagu qaado Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirada Jabuuti ee kulan joogay ayaa ballan qaaday dowladda dalkaasi ay xoojin doonto taageerada ay siiso dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.<\/p>\n<p>Qoor-Qoor ayaa sidoo kale dhowaan kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Musane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga.<\/p>\n<p>Jabuuti ayaa waxaa ciidamo ay ka joogaan gudaha Soomaaliya, iyaga oo saldhig weyn ku leh magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan garoonka diyaaradaha magaaladaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150008\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/QOOR2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/QOOR2-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/QOOR2-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/QOOR2-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/QOOR2-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/QOOR2-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150009\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti.1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti.1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti.1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti.1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti.1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti.1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150010\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti2.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150011\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug, Mudane Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Jabuuti ayaa la kulmay wasiirada wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo taliyeyaasha ciidamada ee wadankaasi. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diirada lagu saaray arrimo dhowr ah, sida amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa intii uu soday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug, Mudane Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Jabuuti ayaa la kulmay wasiirada wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo taliyeyaasha ciidamada ee wadankaasi. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diirada lagu saaray arrimo dhowr ah, sida amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa intii uu soday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-05T08:38:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/\",\"name\":\"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-05T08:38:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug, Mudane Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Jabuuti ayaa la kulmay wasiirada wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo taliyeyaasha ciidamada ee wadankaasi. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diirada lagu saaray arrimo dhowr ah, sida amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa intii uu soday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-05T08:38:31+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/","name":"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg","datePublished":"2020-09-05T08:38:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/qorqor-jabuti3.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-caawinaysa-galmudugsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabuuti oo caawinaysa Galmudug+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150007"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150012,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150007\/revisions\/150012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150011"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}