{"id":150017,"date":"2020-09-05T11:50:52","date_gmt":"2020-09-05T08:50:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150017"},"modified":"2020-09-05T11:53:50","modified_gmt":"2020-09-05T08:53:50","slug":"soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/","title":{"rendered":"Soomaali baxsan rabay  oo Xabsiga la dhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150018\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay nin asalkiisa Soomaali ah oo doonayay in uu dalkaasi kasoo baxsado , waxaana ninkan lagu eedeeyay in uu gaari dil ku geestay<\/p>\n<p>Ninkan Soomaaliga ah oo magaciisa lagu sheegay Siciid Shariif Maye oo 34-sano jir ah ayaa laga xiray albaabka Garoonka Diyaaradaha ee Washington Dulles International Airport, waxaana ninkan xiliga la qabanayay doonayay in uu ka dhoofo garoonkaasi.<\/p>\n<p>Teleefishinka KSTP-TV ayaa baahiyay in booliiska garoonka Diyaaradaha joogay loo gudbiyay warqada ogolaanshaha xariga Saciid Shariif oo loo heesto in uu geestay kiis dil ah uuna doonayay in uu baxsado.<\/p>\n<p>Saciid Shariif ayaa la sheegay xiliga la qabanayay in uu kusoo jeeday dalka Turkiga uuna doonayay in uga sii gudbo Soomaaliya, hasa ahaatee waxaa xogtiisa helay booliiska oo gacanta ku dhigay ninkan Soomaaliga ah kahor inta uusan baxsan.<\/p>\n<p>Ninkan Soomaaliga ah ayaa lagu tuhunsan yahay dhimashada Idiris Yuusuf oo ah 31-sano jir, kadib markii uu ku dhuftay Gaari marayay qaybta 600 ee wadada Franklin Avenue West 24-kii Agoosto 2020 sida ay ku warameen booliiska Minneapolis.<\/p>\n<p>Muwaadinkan Soomaaliyeed ee la qabtay xili uu baxsad usoo ahaa Soomaaliya ayaa la filayaa in maxkamad lasoo taago si loogu qaado eedaha dambiga loo heesto ee ah in uu dil ku geestay gaari.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/w3.cdn.anvato.net\/player\/prod\/v3\/anvload.html?key=eyJtIjoiYW52IiwidiI6IjQ5NTkzNDkiLCJhbnZhY2siOiIyZzFHbzRlMFAzeEpaY3ozWXZGajhpNU8wSjBBMG5ESiIsInNoYXJlTGluayI6Imh0dHBzOi8va3N0cC5jb20vbmV3cy9tYW4td2FudGVkLWZvci1jcmltaW5hbC12ZWhpY3VsYXItaG9taWNpZGUtaW4tbWlubmVhcG9saXMtYXJyZXN0ZWQtdHJ5aW5nLXRvLWZsZWUtdG8tc29tYWxpYS81ODUxNjU5LyIsInBsdWdpbnMiOnsiZ29vZ2xlQW5hbHl0aWNzIjp7InRyYWNraW5nSWQiOiJVQS00NDI3NzU5LTEiLCJldmVudHMiOnsiQURfU1RBUlRFRCI6IkFkIFN0YXJ0ZWQiLCJBRF9DT01QTEVURUQiOiJBZCBDb21wbGV0ZWQiLCJWSURFT19TVEFSVEVEIjoiVmlkZW8gU3RhcnRlZCIsIlZJREVPX0NPTVBMRVRFRCI6IlZpZGVvIENvbXBsZXRlZCJ9fSwiZGZwIjp7ImNsaWVudFNpZGUiOnsiYWRUYWdVcmwiOiJodHRwczovL3B1YmFkcy5nLmRvdWJsZWNsaWNrLm5ldC9nYW1wYWQvYWRzP2l1PS82NTg1L2hiaV90dl9tc3Ava3N0cF90diZkZXNjcmlwdGlvbl91cmw9aHR0cHMlM0ElMkYlMkZrc3RwLmNvbSUyRm5ld3MlMkZtYW4td2FudGVkLWZvci1jcmltaW5hbC12ZWhpY3VsYXItaG9taWNpZGUtaW4tbWlubmVhcG9saXMtYXJyZXN0ZWQtdHJ5aW5nLXRvLWZsZWUtdG8tc29tYWxpYSUyRjU4NTE2NTklMkYmdGZjZD0wJm5wYT0wJnN6PTEyODB4NzIwJmdkZnBfcmVxPTEmb3V0cHV0PXZhc3QmdW52aWV3ZWRfcG9zaXRpb25fc3RhcnQ9MSZlbnY9dnAmaW1wbD1zJnZwb3M9cHJlcm9sbCZtYXhfYWRfZHVyYXRpb249MzIwMDAmdnBhPWNsaWNrJnZwbXV0ZT0wJnZjb25wPTEmY29ycmVsYXRvcj0xNTk5Mjk1OTEwMzU5In19LCJoZWFsdGhBbmFseXRpY3MiOnt9fSwiaHRtbDUiOnRydWUsInRva2VuIjoiICJ9\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/kstp.com\/news\/man-wanted-for-criminal-vehicular-homicide-in-minneapolis-arrested-trying-to-flee-to-somalia\/5851659\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay nin asalkiisa Soomaali ah oo doonayay in uu dalkaasi kasoo baxsado , waxaana ninkan lagu eedeeyay in uu gaari dil ku geestay Ninkan Soomaaliga ah oo magaciisa lagu sheegay Siciid Shariif Maye oo 34-sano jir ah ayaa laga xiray albaabka Garoonka Diyaaradaha ee Washington Dulles International Airport, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150018,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay nin asalkiisa Soomaali ah oo doonayay in uu dalkaasi kasoo baxsado , waxaana ninkan lagu eedeeyay in uu gaari dil ku geestay Ninkan Soomaaliga ah oo magaciisa lagu sheegay Siciid Shariif Maye oo 34-sano jir ah ayaa laga xiray albaabka Garoonka Diyaaradaha ee Washington Dulles International Airport, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-05T08:50:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-05T08:53:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/\",\"name\":\"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-05T08:50:52+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-05T08:53:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay nin asalkiisa Soomaali ah oo doonayay in uu dalkaasi kasoo baxsado , waxaana ninkan lagu eedeeyay in uu gaari dil ku geestay Ninkan Soomaaliga ah oo magaciisa lagu sheegay Siciid Shariif Maye oo 34-sano jir ah ayaa laga xiray albaabka Garoonka Diyaaradaha ee Washington Dulles International Airport, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-05T08:50:52+00:00","article_modified_time":"2020-09-05T08:53:50+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/","name":"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg","datePublished":"2020-09-05T08:50:52+00:00","dateModified":"2020-09-05T08:53:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maye.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-baxsan-rabay-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaali baxsan rabay oo Xabsiga la dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150017"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150017"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150021,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150017\/revisions\/150021"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150018"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}