{"id":150047,"date":"2020-09-05T22:14:59","date_gmt":"2020-09-05T19:14:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150047"},"modified":"2020-09-05T22:15:31","modified_gmt":"2020-09-05T19:15:31","slug":"qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150049\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg 780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1-300x156.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1-768x399.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1-696x361.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/>Qarax xoog leh ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogeyn barta-Control ee laga ilaaliyo madaxtooyada oo u dhaw taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ahaa mid lagu soo qariyey jawaan wadada dhinaceeda la dhigay, waxaana fakaday qofkii goobta dhigay.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa, mana jirto cid ku geeriyootay, sida uu noo xaqiijiyey qof goobjooge ah.<\/p>\n<p>Inta uusan qaraxaasi dhicin waxaa ciidamada ammaanka ku wargeliyey dad goobta ku sugnaa oo arkaayey markii la dhigayey, waxayna aad ugu dhawdahay goobta la dhigay kaalin shidaal oo la yiraahdo Hass.<\/p>\n<p>Qaraxyada noocaan oo kale ah ayaa waayihii dambe ku soo batay magaalada Muqdisho, waxaana intooda badan lala beegsadaa mas\u2019uuliyiinta dowladda, iyadoo khasaaraha ugu badan uu ka soo gaaro dadka rayidka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax xoog leh ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogeyn barta-Control ee laga ilaaliyo madaxtooyada oo u dhaw taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu soo qariyey jawaan wadada dhinaceeda la dhigay, waxaana fakaday qofkii goobta dhigay. Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa, mana jirto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qarax xoog leh ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogeyn barta-Control ee laga ilaaliyo madaxtooyada oo u dhaw taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu soo qariyey jawaan wadada dhinaceeda la dhigay, waxaana fakaday qofkii goobta dhigay. Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa, mana jirto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-05T19:14:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-05T19:15:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-05T19:14:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-05T19:15:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Qarax xoog leh ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogeyn barta-Control ee laga ilaaliyo madaxtooyada oo u dhaw taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu soo qariyey jawaan wadada dhinaceeda la dhigay, waxaana fakaday qofkii goobta dhigay. Inta la xaqiijiyey laba qof ayey dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa, mana jirto [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-05T19:14:59+00:00","article_modified_time":"2020-09-05T19:15:31+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg","datePublished":"2020-09-05T19:14:59+00:00","dateModified":"2020-09-05T19:15:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qarax-780x405-1.jpg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150047"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150047"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150047\/revisions\/150050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}