{"id":150083,"date":"2020-09-06T12:30:11","date_gmt":"2020-09-06T09:30:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150083"},"modified":"2020-09-06T12:30:11","modified_gmt":"2020-09-06T09:30:11","slug":"qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado"},"content":{"rendered":"<p>Dadaallo Muqdisho lagu keenayo saddexda madaxweyne goboleed ee ka maqan ayaa socda, si ay ugu soo biiraan shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ay ku adkeysteen in shirka uu noqdo mid ay u dhan yihiin dhammaan maamul goboleedyada dalka, waxaana lagu warramayaa in madaxweyne Farmaajo uu tanaasulay oo uu aqbalay.<\/p>\n<p>Qodobkan ayaa ka mid ahaa laba qodob oo ay dalbadeen Axmed Madoobe iyo Deni, oo midka kale uu ahaa in ciidamada dowladda laga saaro Gedo, taasi oo mabda\u2019 ahaan ay dowladda aqbashay.<\/p>\n<p>Qorshaha ayaa marka hore ahaa in madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe iyo Deni ay dhameystiraan oo kaliya heshiiskii Dhuusamareeb 3, hase yeeshee Deni iyo Axmed Madoobe oo isku dayaya in heshiiskaas laga soo qaado \u201cwaxba kama jiraan\u201d ayaa dalbaday in shir cusub oo loo dhan yahay la galo.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweynayaasha HirShabelle iyo Koonfur Galbeed Maxamed Cabdi Waare iyo Cabdicasiis Lafta-gareen ay shalay aqbaleen inay yimaadaan Muqdisho, balse uu ka meer meeray madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Ma cadda sababta Qoor Qoor uga meer-meeray hase yeeshee waxaa la rumeysan yahay inuu guul-darro siyaasadeed u arko in heshiiskii Dhuusamareeb 3 meesha laga saaro, sababtoo ah waxaa la saxiixay ayada oo ay ka maqan yihiin Axmed Madoobe iyo Deni, waxaana in meesha laga saaro ay muujineysaa in labadaas madaxweyne goboleed ee ka saameyn iyo miisaan culeys badan yihiin.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa waxaa la rumeysan yahay inay markii dambe la hadlaan Mareykanka, kuna booriyeen inuu Muqdisho yimaado, waxaana twitter-kii ay shalay soo direen ee lagu amaanay uu qeyb ka ahaa dadaal loogu muujinayo in wixii uu qabtay asyan waxba kama jiraan ahayn ee lala dhacsan yahay.<\/p>\n<p>Inkasta oo Qoor Qoor uu shalay is yara adkeeyey, haddana Villa Somalia waxay rumeysan tahay in ugu dambeyn uu iman doono Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadaallo Muqdisho lagu keenayo saddexda madaxweyne goboleed ee ka maqan ayaa socda, si ay ugu soo biiraan shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ay ku adkeysteen in shirka uu noqdo mid ay u dhan yihiin dhammaan maamul goboleedyada dalka, waxaana lagu warramayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dadaallo Muqdisho lagu keenayo saddexda madaxweyne goboleed ee ka maqan ayaa socda, si ay ugu soo biiraan shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ay ku adkeysteen in shirka uu noqdo mid ay u dhan yihiin dhammaan maamul goboleedyada dalka, waxaana lagu warramayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-06T09:30:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"827\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/\",\"name\":\"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-06T09:30:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg\",\"width\":768,\"height\":827},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado - Wardoon","og_description":"Dadaallo Muqdisho lagu keenayo saddexda madaxweyne goboleed ee ka maqan ayaa socda, si ay ugu soo biiraan shirka madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ay ku adkeysteen in shirka uu noqdo mid ay u dhan yihiin dhammaan maamul goboleedyada dalka, waxaana lagu warramayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-06T09:30:11+00:00","og_image":[{"width":768,"height":827,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/","name":"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg","datePublished":"2020-09-06T09:30:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/118765448_3261443307226008_8272417020657812524_n.jpg","width":768,"height":827},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-diiday-inuu-muqdisho-yimaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor oo diiday inuu Muqdisho yimaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150083"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150084,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150083\/revisions\/150084"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149929"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}