{"id":150088,"date":"2020-09-06T14:36:40","date_gmt":"2020-09-06T11:36:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150088"},"modified":"2020-09-06T14:36:40","modified_gmt":"2020-09-06T11:36:40","slug":"axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe &#8220;Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho&#8221;+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta la kulmay guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamanaka federaalka ayaa ka hadlay arimo badan xasaasi ah.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa khudbad uu u jeediyay Guddiga joogtada ee Aqalka sare kaga hadlay arimo ay kamid ahaayeen khilaafka dowlada federaalka Soomaaliya, shirkii Dhuusomareeb iyo khilaafka ka taagan doorashada dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Axmed Madoobe in dowlada federaalka caqabado badan kala kulmayay sanadihii ugu dambeeyay, waxa uuna xusay in dowlada looga baahan yahay in sharciga ilaaliso ayna joojiso waxii xadgudub ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Muqdisho ugu dambeesay kahor inta aan mar labaad xilka Madaxweynaha Jubbaland loo dooran ,waxa uuna tilmaamay in uu dhufees ku jiray una diyaarsanaa cidii soo hujuumta in uu iska celiyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay shirkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Dhuusomareeb ayaa sheegay in si deg deg ah shirkaasi loo soo xiray loogana soo saaray War Murtiyeed kadib markii la ogaaday in isaga iyo Deni ay kusii jeedaan shirkaasi.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sidoo kale dhaliilay hab dhaqanka madaxda sare ee dowlada gaar ahaan in lakala fadilay labada aqal ee Baarlamaanka federaalka, waxa uuna ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu hortago Aqalka sare sida uu ugu tago Aqalka Hoose.<br \/>\nMadaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maalmahan magaalada Muqdisho u jooga shir la filayo in ay la yeeshaan Madaxweynaha Soomaaliya isaga iyo Deni si go\u2019aan looga gaaro doorashada dalka ka dhaceysa 2020-2021.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3kjxHY6IkkY\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta la kulmay guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamanaka federaalka ayaa ka hadlay arimo badan xasaasi ah. Axmed Madoobe ayaa khudbad uu u jeediyay Guddiga joogtada ee Aqalka sare kaga hadlay arimo ay kamid ahaayeen khilaafka dowlada federaalka Soomaaliya, shirkii Dhuusomareeb iyo khilaafka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150088","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe &quot;Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho&quot;+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe &quot;Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho&quot;+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta la kulmay guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamanaka federaalka ayaa ka hadlay arimo badan xasaasi ah. Axmed Madoobe ayaa khudbad uu u jeediyay Guddiga joogtada ee Aqalka sare kaga hadlay arimo ay kamid ahaayeen khilaafka dowlada federaalka Soomaaliya, shirkii Dhuusomareeb iyo khilaafka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-06T11:36:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"702\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"484\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe \\\"Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho\\\"+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2020-09-06T11:36:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png\",\"width\":702,\"height\":484},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe &#8220;Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho&#8221;+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe \"Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho\"+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe \"Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho\"+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta la kulmay guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamanaka federaalka ayaa ka hadlay arimo badan xasaasi ah. Axmed Madoobe ayaa khudbad uu u jeediyay Guddiga joogtada ee Aqalka sare kaga hadlay arimo ay kamid ahaayeen khilaafka dowlada federaalka Soomaaliya, shirkii Dhuusomareeb iyo khilaafka ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-06T11:36:40+00:00","og_image":[{"width":702,"height":484,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/","name":"Axmed Madoobe \"Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho\"+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png","datePublished":"2020-09-06T11:36:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-10.png","width":702,"height":484},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-laba-sano-kahor-baa-igu-dambaysay-muqdishovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe &#8220;Laba sano kahor baa igu dambaysay Muqdisho&#8221;+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150088"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150090,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150088\/revisions\/150090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150089"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}