{"id":150091,"date":"2020-09-06T20:50:16","date_gmt":"2020-09-06T17:50:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150091"},"modified":"2020-09-06T20:50:16","modified_gmt":"2020-09-06T17:50:16","slug":"iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/","title":{"rendered":"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare, waxaana imtixaanka sanadkan natiijada kasoo baxday ka duwanaa kuwii sanadihii hore.<\/p>\n<p>Natiijada imtixaanka maanta la shaaciyay ayaa dad badan filan waa ku noqotay, waxaana 10-ka arday ee ugu sareysa imtixaanka sanadkan laga waayay ardayda wax ku barata iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ardayda ugu badan ee Imtixaanka u fariistay ayaa ah kuwa ku nool magaalada Muqdisho, waxaana natiijada imtixaankan shaki badan ka muujiyay sax ahaanshaheeda ardayda iyo maamulayaasha iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afarta arday ee ugu sareeya Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 12-aad waxaa galay arday kasoo jeeda gobolka Gedo, waxaana cel celis ahaan deegaanada Jubbaland ardayda kasoo jeeda 10-ka hore ugu jira 6- halka Banaadirna uusan halna ugu jirin.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka akhriso magacyada 10-ka arday ee ugu sareeya Imtixaanka<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150094\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM.png\" alt=\"\" width=\"1262\" height=\"458\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM.png 1262w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM-300x109.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM-1024x372.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM-768x279.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM-696x253.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM-1068x388.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Screen-Shot-2020-09-06-at-6.39.17-PM-1157x420.png 1157w\" sizes=\"(max-width: 1262px) 100vw, 1262px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150093\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg\" alt=\"\" width=\"958\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg 958w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S-300x150.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S-768x385.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S-696x349.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S-838x420.jpg 838w\" sizes=\"(max-width: 958px) 100vw, 958px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150092\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/imtixanka.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"917\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/imtixanka.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/imtixanka-236x300.jpg 236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/imtixanka-696x886.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/imtixanka-330x420.jpg 330w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare, waxaana imtixaanka sanadkan natiijada kasoo baxday ka duwanaa kuwii sanadihii hore. Natiijada imtixaanka maanta la shaaciyay ayaa dad badan filan waa ku noqotay, waxaana 10-ka arday ee ugu sareysa imtixaanka sanadkan laga waayay ardayda wax ku barata iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho. Ardayda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare, waxaana imtixaanka sanadkan natiijada kasoo baxday ka duwanaa kuwii sanadihii hore. Natiijada imtixaanka maanta la shaaciyay ayaa dad badan filan waa ku noqotay, waxaana 10-ka arday ee ugu sareysa imtixaanka sanadkan laga waayay ardayda wax ku barata iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho. Ardayda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-06T17:50:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"958\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/\",\"name\":\"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-06T17:50:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg\",\"width\":958,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka - Wardoon","og_description":"Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare, waxaana imtixaanka sanadkan natiijada kasoo baxday ka duwanaa kuwii sanadihii hore. Natiijada imtixaanka maanta la shaaciyay ayaa dad badan filan waa ku noqotay, waxaana 10-ka arday ee ugu sareysa imtixaanka sanadkan laga waayay ardayda wax ku barata iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho. Ardayda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-06T17:50:16+00:00","og_image":[{"width":958,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/","name":"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg","datePublished":"2020-09-06T17:50:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/S.jpg","width":958,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/iskuulada-muqdisho-oo-laga-waayay-10-ka-ugu-darajada-sarreeya-imtixaanada-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iskuulada Muqdisho oo laga waayay 10-ka ugu darajada sarreeya imtixaanada dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150091"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150095,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150091\/revisions\/150095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150093"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}