{"id":150102,"date":"2020-09-07T13:02:00","date_gmt":"2020-09-07T10:02:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150102"},"modified":"2020-09-07T13:02:00","modified_gmt":"2020-09-07T10:02:00","slug":"daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya &#038; Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150103\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"475\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png 685w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11-300x208.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11-100x70.png 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11-606x420.png 606w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/>Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo katirsan xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabey hadal uu dhowaan sheegay xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah mudanayaasha laga soo doorto deegaamada Jubbaland.<\/p>\n<p>Daahir Aamin Jeesow oo ka jawaabayey hadalkii Xidig ayaa sheegay inuusan la yaabanayn isla markaana uu horay uga hayey muuqaalo uu kaga dalbanayo in la dilo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).<\/p>\n<p>\u201cWaxaan haayaa Vedio oo iga codsanayaao Xidig aniga oo baraha bulshadana soo dhigi doono xildhiban Xidig oo iga codsanaayo in aan aniga Axmed la dilo\u201d ayuu yiri xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu xildhibaanka kale ku eedeeyey la shaqaynta dalal shisheeye gaar ahaan Imaaraadka iyo kenya \u201cXidig waa sedex Kaare shalay Tikree u shaqeynayay oo Jaajuus u ahaa,maanta waxaa uu u shaqeynayaa Imaaraad iyo Kenyaati\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kXZA6UP9dJQ\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo katirsan xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabey hadal uu dhowaan sheegay xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah mudanayaasha laga soo doorto deegaamada Jubbaland. Daahir Aamin Jeesow oo ka jawaabayey hadalkii Xidig ayaa sheegay inuusan la yaabanayn isla markaana uu horay uga hayey muuqaalo uu kaga dalbanayo in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150103,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150102","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya &amp; Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya &amp; Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo katirsan xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabey hadal uu dhowaan sheegay xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah mudanayaasha laga soo doorto deegaamada Jubbaland. Daahir Aamin Jeesow oo ka jawaabayey hadalkii Xidig ayaa sheegay inuusan la yaabanayn isla markaana uu horay uga hayey muuqaalo uu kaga dalbanayo in la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-07T10:02:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"685\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"475\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya & Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png\",\"datePublished\":\"2020-09-07T10:02:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png\",\"width\":685,\"height\":475},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya &#038; Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya & Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya & Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo katirsan xildhibaanada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabey hadal uu dhowaan sheegay xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo kamid ah mudanayaasha laga soo doorto deegaamada Jubbaland. Daahir Aamin Jeesow oo ka jawaabayey hadalkii Xidig ayaa sheegay inuusan la yaabanayn isla markaana uu horay uga hayey muuqaalo uu kaga dalbanayo in la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-07T10:02:00+00:00","og_image":[{"width":685,"height":475,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/","name":"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya & Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png","datePublished":"2020-09-07T10:02:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-11.png","width":685,"height":475},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-waa-jaajuus-u-shaqeeya-kenya-imaaraad-muuqaalana-waa-ka-hayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- \u201dxildhibaan Xidig Waa Jaajuus u shaqeeya Kenya &#038; Imaaraad muuqaalana waa ka hayaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150102"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150102"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150104,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150102\/revisions\/150104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150103"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}