{"id":150105,"date":"2020-09-07T13:27:11","date_gmt":"2020-09-07T10:27:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150105"},"modified":"2020-09-07T15:11:34","modified_gmt":"2020-09-07T12:11:34","slug":"daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/","title":{"rendered":"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150106\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"412\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1-300x178.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kana mid ah wafdiga Axmed Madoobe ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo dhowaan ku baaqay in xabsiga la dhigo Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xidig oo wareysi siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa sheegay in eedeymaha uu jeediyey Jeesow ay yihiin kuwo laga bad-badiyey, islamarkaana uu ka muuqdo naceyb gooni ah.<\/p>\n<p>\u201cMa dhahayo beelaha tabanaya waxba kama jirto cabashadooda, hadana in qolo gaar ah la yiraahdo uma qalanto in ay meesha joogto waa naceyb gooni ah.\u201d ayuu yiri Xidig.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Ummadda Soomaaliyeed ay meel ka dhac ku tahay in meel Public ah uu ka hadlo Jeesow, isaga oo ku eedeeyey inuu horey u taageeray wax aan Diinta Islaamka ku habooneyn oo ah in dadka isku jinsiga ah ay is-guursan karaan.<\/p>\n<p>\u201cJeesow dariiqyada in ay isaga darsamaan ma ahan. Taariikhda Jeesow waxay ahayd in uu isaga dhuunto saxaafada iyo meelaha bulshada isugu timaado, in uu meel public ah ka hadlo meel ka dhac bey ku tahay Ummadda Soomaaliyeed iyo Islaamka oo dhan; inagoo og in uu shaqsiyan taageeray wax aan Diinta Islaamka ku habooneyn oo ah in dadka isku jinsiga ah ay xitaa is-guursan karaan.\u201d ayuu sii raaciyey C\/rashiid Xidig.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan Xidig oo ka mid ahaa xubnaha mucaaradka ee Jubbaland, balse la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa ku soo aadaya, iyada oo uu dhowaan weerarka afka ah Xildhibaan Jeesow uu ku qaaday Madaxweynaha Jubbaland oo hada ku sugan Muqdisho, wuxuuna ka dalbaday Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) inuu xiro.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tJLDskbzpnQ\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kana mid ah wafdiga Axmed Madoobe ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo dhowaan ku baaqay in xabsiga la dhigo Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho. Xidig oo wareysi siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa sheegay in eedeymaha uu jeediyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kana mid ah wafdiga Axmed Madoobe ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo dhowaan ku baaqay in xabsiga la dhigo Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho. Xidig oo wareysi siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa sheegay in eedeymaha uu jeediyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-07T10:27:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-07T12:11:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/\",\"name\":\"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-07T10:27:11+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-07T12:11:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":412},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kana mid ah wafdiga Axmed Madoobe ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo dhowaan ku baaqay in xabsiga la dhigo Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho. Xidig oo wareysi siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa sheegay in eedeymaha uu jeediyey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-07T10:27:11+00:00","article_modified_time":"2020-09-07T12:11:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":412,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/","name":"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg","datePublished":"2020-09-07T10:27:11+00:00","dateModified":"2020-09-07T12:11:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Xidig-1.jpg","width":696,"height":412},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-oo-caayay-xildhibaan-jeesoow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xildhibaan Xidig oo caayay Xildhibaan Jeesoow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150105"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150105"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150111,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150105\/revisions\/150111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150106"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}