{"id":150112,"date":"2020-09-07T20:32:49","date_gmt":"2020-09-07T17:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150112"},"modified":"2020-09-07T20:32:49","modified_gmt":"2020-09-07T17:32:49","slug":"sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/","title":{"rendered":"Sanbalooshe &#8220;Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban&#8221; +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii hore nabad-sugidda qaranka Soomaaliya ayaa beel weynta Hiraab ugu baaqay iney ka tanaasulaan xilka Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya maadaama uu caraf beelay, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sanbalooshe ayaa ka hadlayey casuumad ay Beelaha Hawiye qado ugu sameeyeen labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo ku sugan Muqdisho si xal looga gaaro xaaladda kala guurka wadanka iyo heshiis laga gaaro nuuca doorashada uu dalka galayo.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe oo goobta ka hadlay wuxuu yiri \u201cRa\u2019iisul wasaarahii waa caraf beelay ee hala iska dhaafo Hiraabow\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ugu baaqay ineysan gogoshii Dhuusamareeb iloobin, heshiiskana halagu gaaro Xamar balse waa iney wax walba kusoo xiraan caasimadda Galmudug.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe oo ka mid ah xubnaha ugu firfircoon mucaaradka uguna hadal helidda og, wuxuu dardaarmay in la xushmeeyo gogoshii uu dhigay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor).<\/p>\n<p>Hotel Dorbin ayey munaasabadda ka socotaa waxaana ku sugan madaxweynayaashii hore Soomaaliya (Cali Mahdi Maxamed iyo Xasan Shiekh Maxamuud), sidoo kale golayaasha labada aqal ee Federaalka iyo gudoomiyaha xisbiga Wadajir (Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame) ayaa ku sugan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bF0PBbfFlPA\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore nabad-sugidda qaranka Soomaaliya ayaa beel weynta Hiraab ugu baaqay iney ka tanaasulaan xilka Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya maadaama uu caraf beelay, sida uu hadalka u dhigay. Sanbalooshe ayaa ka hadlayey casuumad ay Beelaha Hawiye qado ugu sameeyeen labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo ku sugan Muqdisho si xal looga gaaro xaaladda kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sanbalooshe &quot;Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban&quot; +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sanbalooshe &quot;Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban&quot; +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii hore nabad-sugidda qaranka Soomaaliya ayaa beel weynta Hiraab ugu baaqay iney ka tanaasulaan xilka Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya maadaama uu caraf beelay, sida uu hadalka u dhigay. Sanbalooshe ayaa ka hadlayey casuumad ay Beelaha Hawiye qado ugu sameeyeen labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo ku sugan Muqdisho si xal looga gaaro xaaladda kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-07T17:32:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"468\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/\",\"name\":\"Sanbalooshe \\\"Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban\\\" +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png\",\"datePublished\":\"2020-09-07T17:32:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png\",\"width\":678,\"height\":468},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sanbalooshe &#8220;Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban&#8221; +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sanbalooshe \"Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban\" +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sanbalooshe \"Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban\" +VIDEO - Wardoon","og_description":"Taliyihii hore nabad-sugidda qaranka Soomaaliya ayaa beel weynta Hiraab ugu baaqay iney ka tanaasulaan xilka Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya maadaama uu caraf beelay, sida uu hadalka u dhigay. Sanbalooshe ayaa ka hadlayey casuumad ay Beelaha Hawiye qado ugu sameeyeen labada madaxweyne ee Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo ku sugan Muqdisho si xal looga gaaro xaaladda kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-07T17:32:49+00:00","og_image":[{"width":678,"height":468,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/","name":"Sanbalooshe \"Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban\" +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png","datePublished":"2020-09-07T17:32:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-13.png","width":678,"height":468},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sanbalooshe-ninkaan-farmaajo-ah-waa-mas-qoorta-nooga-duuban-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sanbalooshe &#8220;Ninkaan Farmaajo ah waa Mas qoorta nooga duuban&#8221; +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150112"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150114,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150112\/revisions\/150114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150113"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}