{"id":150136,"date":"2020-09-08T14:23:37","date_gmt":"2020-09-08T11:23:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150136"},"modified":"2020-09-08T14:23:37","modified_gmt":"2020-09-08T11:23:37","slug":"daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/","title":{"rendered":"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png\" alt=\"\" width=\"587\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png 587w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15-300x191.png 300w\" sizes=\"(max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/>Madaxxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha khilaafka shahaadada waxbarasahda ee heer Puntland iyo mid federal iyo sidoo kale natiijada imtixaankii ay qaaday dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay caasimad ay kunool yihiin dadkii ugu tayadda wanaagsan dhanka macalimiinta, sidoo kale ku yaallaan iskuullo sanado badan shaqeynayay oo leh hanaan waxbarasho oo lagu kalsoonaan karo.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay inay tahay arrin lala yaabo in School-lo kuyaal gobolada dalka qaar isla markaana la sheegay inay qabaan baahiyo, qaybtoodna aanba lahayn xogta ardaydooda ama aysan wasaaraddu gaarin inay galaan kaalimaha ugu horreeya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in wasiir Goodax Barre uusan waxba kala socon guud ahaanba waxbarashada dalka loona baahan yahay in uusan niyad jabin waalidiinta Caruurtooda lacagta wax kusoo baray.<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in dastuurku uu maamul goboleedyada u ogolaanayo qaadista Imtixaanka iyo fulinta adeegyada aasaasiga ah ayna tahay sharci darro inay ku qabsato wasaaradda dhexe oo lahayd arrimaha siyaasadeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Hl5AWTwG16A\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha khilaafka shahaadada waxbarasahda ee heer Puntland iyo mid federal iyo sidoo kale natiijada imtixaankii ay qaaday dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay caasimad ay kunool yihiin dadkii ugu tayadda wanaagsan dhanka macalimiinta, sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha khilaafka shahaadada waxbarasahda ee heer Puntland iyo mid federal iyo sidoo kale natiijada imtixaankii ay qaaday dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay caasimad ay kunool yihiin dadkii ugu tayadda wanaagsan dhanka macalimiinta, sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-08T11:23:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"587\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/\",\"name\":\"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-09-08T11:23:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png\",\"width\":587,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax - Wardoon","og_description":"Madaxxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha khilaafka shahaadada waxbarasahda ee heer Puntland iyo mid federal iyo sidoo kale natiijada imtixaankii ay qaaday dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay caasimad ay kunool yihiin dadkii ugu tayadda wanaagsan dhanka macalimiinta, sidoo kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-08T11:23:37+00:00","og_image":[{"width":587,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/","name":"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png","datePublished":"2020-09-08T11:23:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-15.png","width":587,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-weeraray-wasiir-goodax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-Deni oo weeraray wasiir Goodax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150136"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150138,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150136\/revisions\/150138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150137"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}