{"id":150155,"date":"2020-09-09T11:31:58","date_gmt":"2020-09-09T08:31:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150155"},"modified":"2020-09-09T11:31:58","modified_gmt":"2020-09-09T08:31:58","slug":"wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/","title":{"rendered":"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-2048x1366.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/>Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo u warramayey Telefishinka Universal ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare oo ay badi ku dhaceen ardayda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Goodax Barre ayaa qirtay eedaasi, wuxuuna sheegay in isagu aysan aheyn in uu ka war-qabo imtixaanka, balse ay wasaaraddu u xil-saartay macalimiin gaar ah.<\/p>\n<p>Illaa 83 Macalin ayuu sheegay in wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ay uga wakiil ahaayeen imtixaanaadkaasi, kuwaas oo shaqada qabtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in iyagu doorkoodu ka wasaarad ahaan uu ahaa koontarool iyo inay dusha guud lagala socdaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu hoosta ka xariiqay in madaxweyne Siciid Deni uu iska hadlay, islamarkaana uusan daneynin hadalkiisa, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cAniga shaqsiyaadka natiijadooda waxba igama quseeyaan oo macalimiin ayaan u xil saaray, madaxweynaha Puntland waa nin iska hadlaayo oo aniga hadalkiisa maba daneeyo ayuu yiri.\u201d ayuu yiri sii hayaha xilka wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo ay dood badan ka timid natiijadii ay shaacisay wasaarada waxbarashada, kadib markii imtixaankii sanadkan ay ku dhaceen 8,550 oo arday ah, kuwaas oo badan kood ku sugan magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/AaCJxzXxDpI\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo u warramayey Telefishinka Universal ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare oo ay badi ku dhaceen ardayda magaalada Muqdisho. Goodax Barre ayaa qirtay eedaasi, wuxuuna sheegay in isagu aysan aheyn in uu ka war-qabo imtixaanka, balse ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo u warramayey Telefishinka Universal ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare oo ay badi ku dhaceen ardayda magaalada Muqdisho. Goodax Barre ayaa qirtay eedaasi, wuxuuna sheegay in isagu aysan aheyn in uu ka war-qabo imtixaanka, balse ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-09T08:31:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/\",\"name\":\"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-09T08:31:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo u warramayey Telefishinka Universal ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare oo ay badi ku dhaceen ardayda magaalada Muqdisho. Goodax Barre ayaa qirtay eedaasi, wuxuuna sheegay in isagu aysan aheyn in uu ka war-qabo imtixaanka, balse ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-09T08:31:58+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/","name":"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg","datePublished":"2020-09-09T08:31:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Goodax-Barre.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-barre-oo-qirtay-sababtay-inay-wada-dhacaan-ardayda-muqdsiho-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Goodax Barre oo qirtay sababtay inay wada dhacaan ardayda Muqdsiho +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150155"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150157,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150155\/revisions\/150157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150156"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}