{"id":150158,"date":"2020-09-09T11:40:27","date_gmt":"2020-09-09T08:40:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150158"},"modified":"2020-09-09T11:40:27","modified_gmt":"2020-09-09T08:40:27","slug":"taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","title":{"rendered":"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150159\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Durba waxaa soo baxaya saraakiil katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo shaqadii laga joojiyey xilli xalay dowladda Maraykanku ay ka digtey musuq-maasuq lagu sameeyo taageerada dhanka ammaanka ah ee uu siinayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo xalay ka soo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu sii xoojinayo taageerada dhanka ammaanka ah ee uu siinayo Soomaaliya haseyeeshee uu ka walaacsan yahay wax isdabamarin lagu sameeyo.<\/p>\n<p>\u201cSafaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay taageereysaa dib u habeyn lagu sameeyo waaxda amniga taasi oo mustaqbal ifaya u hogaamin doonta Soomaaliya iyo dhammaan Soomaalida. Musuq-maasuqa iyo qaraabo kiilka waxay dib u dhigaan horumarka isbedellada, waxay waxyeeleeyaan amniga shacabka Soomaaliya, waxayna xoojiyaan cadowga Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Warar hoose ayaa sheegaya in qoraalka ka soo baxay Maraykanku uu xiriir la leeyahay shaqo joojin uu taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage uu ku sameeyey taliyaha ciidamada Danab ee Soomaaliya Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik, taasi oo Mareykanka uu ka xumaaday.<\/p>\n<p>Inkastoo aan la caddayn sababta shaqa joojinta loogu sameeyey taliyaha ciidanka Danab haseyeeshee waxaa lagu tiranayey inuu ka agdhawaa ra\u2019iisul wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo golaha shacabku xilka ka qaadeen.<\/p>\n<p>Xogtu waxa ay sheegaysaa in Maraykanku uu walaac xoogan ka muujiyey in dano gaar ah xilka looga qaaday taliye Ismaaciil oo uu rumaysnaa inuu shaqo wanaagsan ka qabtay qorshaha nabadaynta Soomaaliya iyo maamulka ciidanka Danab.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan madaxtooyada Soomaaliya oo dhanka Twitter-ka kaga jawaabey warkaan qoraalka ah ee ka soo baxay dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweeyey, waxaana ay sheegeen in wada shaqaynta ay xoojin doonaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka mahadcelineynaa taageerada joogtada ah ee aan ka helayno Saaxibadda Caalamiga, waxaana aaminsanahay inay door muhiim ka ciyaari karaan horay u socoshada. Hay\u2019adaha Soomaaliyeed waa in lala tashadaa oo ay si firfircoon uga qayb qaataan dejinta, hirgelinta iyo gaarsiinta dhammaan arrimaha muhiimka ah ee amniga la xiriira,\u201d ayuu yiri La Taliyaha Amniga Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Durba waxaa soo baxaya saraakiil katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo shaqadii laga joojiyey xilli xalay dowladda Maraykanku ay ka digtey musuq-maasuq lagu sameeyo taageerada dhanka ammaanka ah ee uu siinayo Soomaaliya. War qoraal ah oo xalay ka soo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu sii xoojinayo taageerada dhanka ammaanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Durba waxaa soo baxaya saraakiil katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo shaqadii laga joojiyey xilli xalay dowladda Maraykanku ay ka digtey musuq-maasuq lagu sameeyo taageerada dhanka ammaanka ah ee uu siinayo Soomaaliya. War qoraal ah oo xalay ka soo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu sii xoojinayo taageerada dhanka ammaanka ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-09T08:40:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\",\"name\":\"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-09T08:40:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay - Wardoon","og_description":"Durba waxaa soo baxaya saraakiil katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo shaqadii laga joojiyey xilli xalay dowladda Maraykanku ay ka digtey musuq-maasuq lagu sameeyo taageerada dhanka ammaanka ah ee uu siinayo Soomaaliya. War qoraal ah oo xalay ka soo baxay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu sii xoojinayo taageerada dhanka ammaanka ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-09T08:40:27+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","name":"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg","datePublished":"2020-09-09T08:40:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidamada-danab-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii ciidamada Danab oo shaqada laga joojiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150158"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150160,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150158\/revisions\/150160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150159"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}