{"id":150161,"date":"2020-09-09T11:46:07","date_gmt":"2020-09-09T08:46:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150161"},"modified":"2020-09-09T11:46:07","modified_gmt":"2020-09-09T08:46:07","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa xalay magaalada Baydhabo kulan gaar ah ku yeeshay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo shalay gaaray magaaladaasi.<\/p>\n<p>Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, sida wada-shaqeynta labada maamul, ammaanka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Lafta-Gareen iyo Waare ayaa diirada saaray culeyska ay ku heyso kooxda Al-Shabaab, maadaama ay yihiin soohdin wadaag K\/ Galbeed &amp; Hir-Shabelle.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ilo ku dhow kulankaasi ayaa sheegay in labada madaxweyne ay ku ballameen in dowladda federaalka ay u bandhigaan dhibaatooyinka amni ee ka jira deegaanada maamulkaasi oo ay si weyn ugu xoogan yihiin dagaalyahanada Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Fursad gaar ah ayey aheyd is-aragan madaxaweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku mashquulsanaa shirar waa weyn oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimada doorashooyinka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa saacadaha soo socda Baydhabo ku wajahan madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ku biirayo madaxdaas oo shir u gaar ah yeelan doono, kadibna u soo gudbi doono magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee arrimaha ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan xaalad adag uu ku jiro dalka, balse laga war-sugayo waxa ka soo baxa shirka ay iclaameysa Villa Somalia ee beri oo Khamiis ah ka furmaya gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay magaalada Baydhabo kulan gaar ah ku yeeshay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo shalay gaaray magaaladaasi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, sida wada-shaqeynta labada maamul, ammaanka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Lafta-Gareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xalay magaalada Baydhabo kulan gaar ah ku yeeshay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo shalay gaaray magaaladaasi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, sida wada-shaqeynta labada maamul, ammaanka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Lafta-Gareen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-09T08:46:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"479\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/\",\"name\":\"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-09T08:46:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg\",\"width\":720,\"height\":479},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo - Wardoon","og_description":"Waxaa xalay magaalada Baydhabo kulan gaar ah ku yeeshay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo shalay gaaray magaaladaasi. Kulanka labada hoggaamiye ayaa waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, sida wada-shaqeynta labada maamul, ammaanka, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Lafta-Gareen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-09T08:46:07+00:00","og_image":[{"width":720,"height":479,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/","name":"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg","datePublished":"2020-09-09T08:46:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/EcpepTrX0AAQ1BO.jpg","width":720,"height":479},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirar-ka-socda-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu Dambeeyay Shirar ka socda Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150161"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150161"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150162,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150161\/revisions\/150162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150134"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}