{"id":150199,"date":"2020-09-09T17:54:27","date_gmt":"2020-09-09T14:54:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150199"},"modified":"2020-09-10T11:41:08","modified_gmt":"2020-09-10T08:41:08","slug":"qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor &#8220;Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno&#8221; +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si dadban laba wajiilenimo ugu eedeeyey Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, oo uu sheegay in wixii ay ku diideen shirkii Dhuusamareeb 3, ay hadda Muqdisho joogaan ayaga oo aan helin.<\/p>\n<p>\u201cSaaxiibadii naga maqnaa shirkii Dhuusamareeb-3, waad ogtihiin inay nooga maqnaayeen iyadoon Ra\u2019iisul Wasaare la magacaabin meelna tagi meyno, laakiin hada Ra\u2019iisul Wasaare lama magacaabin saaxiibadeena waa yimaadeene, ma waxay diidanaayeen Dhuusamareeb? mise waxay qiran la\u2019yihiin inay ilduufeen?,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay aaminsanyihiin in dalku xukuumadda ugu baahanyahay \u201cWaliba waxaan leenahay deg deg haloo soo saaro, in la dhiso xukuumad ayaan sugeynaa lagamana maarmo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa sidoo kale sheegay in sababta ay hada Muqdisho u yimaadeen ay tahay dhameystirka heshiiskii lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb-3, kaas oo uu tilmaamay inay ka soo baxeen go\u2019aamo dhaxalgal ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad ogtihiin in gogoshii Dhuusamareeb-3 ay ku dhamaatay go\u2019aamo dhaxalgal ah, fakar kasta oo la kala qabayna la isu tanaasulay, doorasho xalaal ah oo aan dhinac jirin inay kasoo baxday, waxaan sidoo kale halkaas ku caddeynay in walaalihii ka maqnaa ama walaal kasta oo talo haya inay taladiisu u furan tahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor Qoor oo hadalkan jeediyey intii aysan ka soo bixin Baydhaba oo ay shir gaar ah ku yeesheen isaga iyo madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle ayaa sheegay inay u socdaan oo dhageysan doonaan aragtida madaxdii ka maqneyd shirkii Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in mar kasta lagu xanto inay aad ugu dhawyihiin madaxda dowladda federaalka, balse ay ku faanayaan \u201cwax-fiicana ay u arkaan Soomaali is ogol.\u201d<\/p>\n<p>\u201cAnaga waxaa nala yiraahdaa dowladda ayey wadashaqeyn dhow la leeyihiin, waan ku faaneynaa in Soomaali wadashaqeyn leedahay, waxaan ku faraxsanahay inaan cid walba u dhownahay isna fahansan nahay,\u201d ayuu yiri Qoor Qoor.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DZU07Rnp93s\" width=\"973\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si dadban laba wajiilenimo ugu eedeeyey Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, oo uu sheegay in wixii ay ku diideen shirkii Dhuusamareeb 3, ay hadda Muqdisho joogaan ayaga oo aan helin. \u201cSaaxiibadii naga maqnaa shirkii Dhuusamareeb-3, waad ogtihiin inay nooga maqnaayeen iyadoon Ra\u2019iisul Wasaare la magacaabin meelna tagi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor &quot;Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno&quot; +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor &quot;Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno&quot; +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si dadban laba wajiilenimo ugu eedeeyey Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, oo uu sheegay in wixii ay ku diideen shirkii Dhuusamareeb 3, ay hadda Muqdisho joogaan ayaga oo aan helin. \u201cSaaxiibadii naga maqnaa shirkii Dhuusamareeb-3, waad ogtihiin inay nooga maqnaayeen iyadoon Ra\u2019iisul Wasaare la magacaabin meelna tagi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-09T14:54:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-10T08:41:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/\",\"name\":\"Qoor Qoor \\\"Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno\\\" +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-09T14:54:27+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-10T08:41:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor &#8220;Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno&#8221; +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor \"Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno\" +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor \"Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno\" +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si dadban laba wajiilenimo ugu eedeeyey Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, oo uu sheegay in wixii ay ku diideen shirkii Dhuusamareeb 3, ay hadda Muqdisho joogaan ayaga oo aan helin. \u201cSaaxiibadii naga maqnaa shirkii Dhuusamareeb-3, waad ogtihiin inay nooga maqnaayeen iyadoon Ra\u2019iisul Wasaare la magacaabin meelna tagi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-09T14:54:27+00:00","article_modified_time":"2020-09-10T08:41:08+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/","name":"Qoor Qoor \"Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno\" +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg","datePublished":"2020-09-09T14:54:27+00:00","dateModified":"2020-09-10T08:41:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119085751_3282143951822610_522560103845900928_n.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-anaga-khilaaf-iyo-kala-qeybin-kama-shaqeyneyno-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor &#8220;Anaga khilaaf iyo kala qeybin kama shaqeyneyno&#8221; +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150199"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150199"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150230,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150199\/revisions\/150230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150190"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}