{"id":150220,"date":"2020-09-09T19:20:30","date_gmt":"2020-09-09T16:20:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150220"},"modified":"2020-09-09T19:20:30","modified_gmt":"2020-09-09T16:20:30","slug":"wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150221\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoogaan oo maqribkii ka dhacay maqaayad ku taalo bar koontarool oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Blue Sky Restaurant.<\/p>\n<p>Afhayeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Oronjo ayaa xaqiijiyey in qaraxa uu fuliyey qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo maqaayadda beegsaday.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa ilaa hadda, sida la xaqiijiyey ku dhintay ugu yaraan saddex qof, waxaana ku dhaawacmay toddoba kale, sida uu sheegay afhyeenka, waxaase laga cabsi qabaa in khasaaraha uu intaas ka bato.<\/p>\n<p>Ismaaciil Oronjo ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yir \u201c3 Qof ayaa dhimatay 7 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii Qof naftii halige ah uu isku qarxiyay Banaanka Maqayadda Blue Sky, dadka dhintay waxaa ku jira Ilma yar oo Caseeye ah oo illaa hadda aan meydkiisa la aqoonsan.\u201d<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa xiray meesha uu ka dhacay qaraxa, mana jirto cid weli sheegatay inkastoo qaraxyada noocaan oo kale ah looga bartay kooxda Al-Shabaab<\/p>\n<p>Waa markii 6-aad oo qarax lala eegto Maqaayadda Blue Sky oo ku taalo agagaarka Tiyaatarka Qaranka, oo ah goob amnigeeda aad loo ilaaliyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoogaan oo maqribkii ka dhacay maqaayad ku taalo bar koontarool oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Blue Sky Restaurant. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Oronjo ayaa xaqiijiyey in qaraxa uu fuliyey qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo maqaayadda beegsaday. Qaraxa ayaa waxaa ilaa hadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150220","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoogaan oo maqribkii ka dhacay maqaayad ku taalo bar koontarool oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Blue Sky Restaurant. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Oronjo ayaa xaqiijiyey in qaraxa uu fuliyey qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo maqaayadda beegsaday. Qaraxa ayaa waxaa ilaa hadda, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-09T16:20:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-09-09T16:20:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky - Wardoon","og_description":"Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoogaan oo maqribkii ka dhacay maqaayad ku taalo bar koontarool oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Blue Sky Restaurant. Afhayeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Oronjo ayaa xaqiijiyey in qaraxa uu fuliyey qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo maqaayadda beegsaday. Qaraxa ayaa waxaa ilaa hadda, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-09T16:20:30+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/","name":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg","datePublished":"2020-09-09T16:20:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Qaraxa-Ble-Sky.jpeg","width":1200,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyey-qaraxii-ka-dhacay-maqaayada-blue-sky\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150220"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150222,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150220\/revisions\/150222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150221"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}