{"id":150231,"date":"2020-09-10T11:46:24","date_gmt":"2020-09-10T08:46:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150231"},"modified":"2020-09-10T11:46:24","modified_gmt":"2020-09-10T08:46:24","slug":"shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/","title":{"rendered":"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda-.jpeg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda-.jpeg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda--300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda--1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda--768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda--696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda--1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shirka-madaxda--630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/>Warar oo soo baxaya ayaa sheegaya in markale uu dib u dhac ku yimid shirka wada-tashiga madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirka oo ahaa mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa maalin ka hor iclaamiyey Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).<\/p>\n<p>Ilo ku dhow Villa Soomaaliya ayaa sheegayain weli uu jiro is mari-waa u dhexeeyo madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamullada dalka, gaar ahaan Jubbaland iyo Puntland, waxaana haatan socda kulamo gooni-gooni ah.<\/p>\n<p>Sida aan xogta aan ku helnay, Jubaland ayaa dooneysa in la fuliyo qaar ka mid ah qodobadii ay horey u dalbatay ee dowladda ay ballan-qaaday ee la xiriiray gobolka Gedo, waxayna dooneysaa in dowladda ay qaado tallaabooyin muujinaya inay ka go\u2019an tahay fulinta ballan-qaadyadaas.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan arrimo u dhaxeeya maamul goboleedyada oo aan weli la caddeyn waxa ay yihiin, waxaana la rumeysan yahay in maamul goboleedyada ay laba dhinac u kala safan yihiin.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale baaqday kulan casho ah oo ay lahaayeen dhammaan madax goboleedyada iyo kuwa dowladda federaalka, kaas oo Villa Soomaaliya soo agaasintay, lana filayey inuu xalay dhaco.<\/p>\n<p>shirka ayaa qorshuhu yahay inuu furmo maalintida Sabtida ah ee soo socota, waxaana inta ka horreysa sii socon doono kulamada gaar gaarka ah.<\/p>\n<p>Muqdisho waxaa haatan ku sugan dhammaan shanta Madaxweyne goboleed ee dalka, waxaana la filayaa in shirkan go\u2019aan mideysan looga gaaro doorashooyinka 2020\/21.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar oo soo baxaya ayaa sheegaya in markale uu dib u dhac ku yimid shirka wada-tashiga madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho. Shirka oo ahaa mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa maalin ka hor iclaamiyey Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Ilo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar oo soo baxaya ayaa sheegaya in markale uu dib u dhac ku yimid shirka wada-tashiga madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho. Shirka oo ahaa mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa maalin ka hor iclaamiyey Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Ilo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-10T08:46:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/\",\"name\":\"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-10T08:46:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday - Wardoon","og_description":"Warar oo soo baxaya ayaa sheegaya in markale uu dib u dhac ku yimid shirka wada-tashiga madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho. Shirka oo ahaa mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa maalin ka hor iclaamiyey Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo). Ilo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-10T08:46:24+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/","name":"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg","datePublished":"2020-09-10T08:46:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/119105159_3282094731827532_2667559997327054297_n.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-farmaajo-iyo-madax-goboleedyada-oo-baaqday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii Farmaajo iyo madax goboleedyada oo baaqday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150231"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150232,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150231\/revisions\/150232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}