{"id":150233,"date":"2020-09-10T11:53:41","date_gmt":"2020-09-10T08:53:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150233"},"modified":"2020-09-10T11:53:41","modified_gmt":"2020-09-10T08:53:41","slug":"wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle.<\/p>\n<p>Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo ay la xariirto kadib markii uu ka maqnaa shirkii Goloha Wasiirada Puntland, waxaana sidoo kale la sheegay in uu Maadxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash uu booqday xarunta Wasaaradda oo uu ka maqnaa shaqada wasiir ku xigenka shaqada laga joojiyay.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale shaqo joojin lagu sameeyey 8 ruux oo ay ku jiraan Agaasimayaal, wararka ayaa intaas ku daray in xubnaha shaqa joojinta lagu sameeyay ay ku jiraan kuwo si weyn ugu dhaw madaxweyne Deni oo la sheegay in ay qayb weyn kasoo qaateen Olalihii doorashada Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Wali ma cadda sababaha shaqada looga joojiyay Xubnaha 8-da ah, waxaana la sheegay in ay u badan yihiin shaqaalaha madaxtooyada Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle. Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo ay la xariirto kadib markii uu ka maqnaa shirkii Goloha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150233","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle. Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo ay la xariirto kadib markii uu ka maqnaa shirkii Goloha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-10T08:53:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\",\"name\":\"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-10T08:53:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Aminiga maamulka Puntland Ismaacil Saleebaan Geelle. Ila xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in sababta keentay in Wasiir ku xigeenka Shaqada laga joojiyo ay la xariirto kadib markii uu ka maqnaa shirkii Goloha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-10T08:53:41+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/","name":"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg","datePublished":"2020-09-10T08:53:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/download-1.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkii-aminiga-puntland-oo-shaqada-laga-joojiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir ku xigeenkii Aminiga Puntland Oo Shaqada laga Joojiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150233"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150233"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150235,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150233\/revisions\/150235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150234"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}