{"id":150236,"date":"2020-09-10T11:59:09","date_gmt":"2020-09-10T08:59:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150236"},"modified":"2020-09-10T11:59:09","modified_gmt":"2020-09-10T08:59:09","slug":"daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/","title":{"rendered":"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee barlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed ayaa ka hadlay xaaladda ay Puntland, khilaafkii dhexmaray madaxda kale ee Puntland iyo qodobo kale.<\/p>\n<p>Dhooba-daareed ayaa sheegay in Puntland aysan xilligaan wax horumar ah ka socon ayna tahay xarun ay ku shaqaysato dowladda isutagga Imaaraadka Carabta oo xurguf siyaasadeed kala dhexayso madaxda DFS maadaama ay garab la yihiin dalka Qadar.<\/p>\n<p>Waxa uu ku eedeeyey madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni shaqsi u shaqeeya dowladda Imaaraadka Carabta, wuxuuna arrintaasi u aaneeeyey inuu mucaarad ku yahay madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Puntland Imaaraadbuu u shaqeeyaa, waxay iyagu yeeriyaan waxaan ahayna kuma shaqeeyo, qaynuun Puntland u yaala oo uu raacaana majiro, daliilna waxaa kuugu ah dowlada Soomaaliyeed had ijeer waa uu ku taagan yahay\u201d ayuu yiri Dhooba-daareed.<\/p>\n<p>Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa sheegay inuu hadda u wareegey dhanka ganacsiga isla markaana Alle u barakeeyey uuna kaga badbaadey qaadashada laaluush qaato uuna boqolaal kun oo dollar ku maalgeliyey maqaayad kutaal dalka Turkiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qB17PiSvATg\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee barlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed ayaa ka hadlay xaaladda ay Puntland, khilaafkii dhexmaray madaxda kale ee Puntland iyo qodobo kale. Dhooba-daareed ayaa sheegay in Puntland aysan xilligaan wax horumar ah ka socon ayna tahay xarun ay ku shaqaysato dowladda isutagga Imaaraadka Carabta oo xurguf siyaasadeed kala dhexayso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee barlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed ayaa ka hadlay xaaladda ay Puntland, khilaafkii dhexmaray madaxda kale ee Puntland iyo qodobo kale. Dhooba-daareed ayaa sheegay in Puntland aysan xilligaan wax horumar ah ka socon ayna tahay xarun ay ku shaqaysato dowladda isutagga Imaaraadka Carabta oo xurguf siyaasadeed kala dhexayso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-10T08:59:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"461\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/\",\"name\":\"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-10T08:59:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg\",\"width\":768,\"height\":461},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee barlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed ayaa ka hadlay xaaladda ay Puntland, khilaafkii dhexmaray madaxda kale ee Puntland iyo qodobo kale. Dhooba-daareed ayaa sheegay in Puntland aysan xilligaan wax horumar ah ka socon ayna tahay xarun ay ku shaqaysato dowladda isutagga Imaaraadka Carabta oo xurguf siyaasadeed kala dhexayso [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-10T08:59:09+00:00","og_image":[{"width":768,"height":461,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/","name":"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg","datePublished":"2020-09-10T08:59:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/dhoobo-daareed.jpg","width":768,"height":461},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-siciid-denni-ma-ahan-madaxweyne-ee-waa-shaqaale-imaraad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-\u201dSiciid Denni ma ahan madaxweyne ee Waa shaqaale Imaraad\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150236"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150236"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150238,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150236\/revisions\/150238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150237"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}