{"id":150261,"date":"2020-09-11T12:17:12","date_gmt":"2020-09-11T09:17:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150261"},"modified":"2020-09-11T12:17:12","modified_gmt":"2020-09-11T09:17:12","slug":"shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/","title":{"rendered":"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150262\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png 512w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1-300x300.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1-420x420.png 420w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/>Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo ahaa Khadiibka Masjidka barakeysan ee Xaramka.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa ka dambeysay markii Shiikh Sudeysi uu Jimcihii la soo dhaafay ka jeediyey Xaramka khudbad uu ku taageeray in xiriir lala sameysan karo Yuhuuda taasoo loo fasirtay in Shiikhu u gogol-xaarayo xiriir Sacuudigu la sameysan doono Israel, maadaama Imaaraadka oo sacuudigu xulafo yihiin uu la heshiiyey Yuhuuda.<\/p>\n<p>Boqor Salmaan ayaa u yeeray C\/raxmaan Al-Sudeysi isagoo si kulul u canaantay talaabada uu qaaday iyo hadalada ka soo yeeray oo uu sheegay iney khilaafsan yihiin siyaasada Sacuudiga iyo khadka Boqortooyadu u jeexday in dalkaas lagu hago.<\/p>\n<p>Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi ayaa u qiil dayey khudbadiisa carada abuurtay, isagoo xusay inuusan ula jeedin sida loo fasiray balse ay si khalad ah u buunbuuniyeen warbaahinta dalalka Qatar iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Hase ahaatee Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa hadalkaas dheg jalaq u siinin isagoo u sheegay Shiikha inuu ka qaaday xilkii khadiibka masjidka Xaramka, uusana khudbad dambe ka jeedin doonin halkaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-KKk_2q3xto\" width=\"820\" height=\"705\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo ahaa Khadiibka Masjidka barakeysan ee Xaramka. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii Shiikh Sudeysi uu Jimcihii la soo dhaafay ka jeediyey Xaramka khudbad uu ku taageeray in xiriir lala sameysan karo Yuhuuda taasoo loo fasirtay in Shiikhu u gogol-xaarayo xiriir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150262,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo ahaa Khadiibka Masjidka barakeysan ee Xaramka. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii Shiikh Sudeysi uu Jimcihii la soo dhaafay ka jeediyey Xaramka khudbad uu ku taageeray in xiriir lala sameysan karo Yuhuuda taasoo loo fasirtay in Shiikhu u gogol-xaarayo xiriir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-11T09:17:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/\",\"name\":\"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png\",\"datePublished\":\"2020-09-11T09:17:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png\",\"width\":512,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO - Wardoon","og_description":"Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa la sheegay inuu xilkii ka qaaday Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo ahaa Khadiibka Masjidka barakeysan ee Xaramka. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii Shiikh Sudeysi uu Jimcihii la soo dhaafay ka jeediyey Xaramka khudbad uu ku taageeray in xiriir lala sameysan karo Yuhuuda taasoo loo fasirtay in Shiikhu u gogol-xaarayo xiriir [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-11T09:17:12+00:00","og_image":[{"width":512,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/","name":"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png","datePublished":"2020-09-11T09:17:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/unnamed-1.png","width":512,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiikh-c-raxmaan-al-sudeysi-oo-xilka-laga-qaaday-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiikh C\/raxmaan Al-Sudeysi oo xilka laga qaaday +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150261"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150261"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150263,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150261\/revisions\/150263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150262"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}