{"id":150310,"date":"2020-09-12T12:00:43","date_gmt":"2020-09-12T09:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150310"},"modified":"2020-09-12T12:00:43","modified_gmt":"2020-09-12T09:00:43","slug":"c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/","title":{"rendered":"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed, kulanka ayaa ka dhacay Hotel ku yaalo Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida aan xog ku helnay, Qorshaha safarka Qoorqoor uu shalay gelinkii dambe ku tagay Nairobi ayaa la sheegayaa inuu ahaa labo ujeeddo oo mid ka mid ah ay tahay arrinta xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha, lagana yaabo in Mr Guuleed wada hadalka qeyb ka yahay.<\/p>\n<p>Guuleed oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha 2021, Hoggaamiyena ka ah Xisbiga SAHAN, ayaa loo saadaalinayaa in loo magacaabo xilka R\/wasaaraha Soomaaliya,islamarkaana mudo xileedka u harsan xukuumadda uu sii daadihin doono.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Baydhabo ku sheegay in si deg deg ah loogu baahan yahay in la soo dhiso xukuumad ayaa ka shaqeynayaa sidii shaqsi ka soo jeeda Beeshiisa loogu magacaabi lahaa xilka Ra\u2019iisal wasaaraha oo mudo 45-cisho ah laga heyn madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed, kulanka ayaa ka dhacay Hotel ku yaalo Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta. &nbsp; Sida aan xog ku helnay, Qorshaha safarka Qoorqoor uu shalay gelinkii dambe ku tagay Nairobi ayaa la sheegayaa inuu ahaa labo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed, kulanka ayaa ka dhacay Hotel ku yaalo Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta. &nbsp; Sida aan xog ku helnay, Qorshaha safarka Qoorqoor uu shalay gelinkii dambe ku tagay Nairobi ayaa la sheegayaa inuu ahaa labo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-12T09:00:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/\",\"name\":\"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-12T09:00:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay madaxweynihii hore ee Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed, kulanka ayaa ka dhacay Hotel ku yaalo Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta. &nbsp; Sida aan xog ku helnay, Qorshaha safarka Qoorqoor uu shalay gelinkii dambe ku tagay Nairobi ayaa la sheegayaa inuu ahaa labo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-12T09:00:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/","name":"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg","datePublished":"2020-09-12T09:00:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Guuleed.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-kariin-guuleed-oo-lagu-qanciyay-inuu-qaato-xilka-r-wasaaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/kariin Guuleed oo lagu qanciyay inuu qaato xilka R\/wasaaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150310"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150312,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150310\/revisions\/150312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150311"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}